0-HORDHAC
1-nasabkiiscw
2-abraha
3-zamzamka
4-dhalashadiiscs
5-Baxiira
6-guurkiikhadiija
7-dhisidiikacbada
8-soodiriddiiscw
9-dadkiidiintaugusohoreeyey
10-muujintiidiinta
11-dhibkiisaxaabada
12-daartiiarqam
13-hijradiikowaad
14-hijradiilabaad
15-utegiddiiabiidaalib
16-dhibkiiqurayshscw
17-islaamiddiixamza
18-islaamiddiicumar
19-ergadiiqurayshescw
20-cunqabatayntiirerhashim
21-geeridiiabiidaalib
22-geeridiikhadiija
23-dhibkiireerdaaif
24-dheelmiskii
25-muminiintanrermakaahayn
26-islaamidiireermadiina
27-baycatulcaqabadiikowaad
28-baycatulcaqabadiilabaad
29-hijradiisaxaabadeemadiina
30-hijradiirasuulkascw
31-walaalayntii
32-heshiiskiiscwyuhuudimadiina
33-dhisiddiimasjidkascw
34-heshiiskiiubayaiyoquraysh
35-fasixiddiijihaadka
36-bilaabidiidulamadajihadka
37-badarqkowaad
37b-badarqlabaad
37c-badarqsadexaad
37d-badarqafaraad
37e-badarshanaad
38-duulaankiibaniisulaym
39-shirqoolkiiscw
40-balanbixiiqaynuqaac
41-duulaankiisuwayq
42-dilkiikacabbinuashraf
43-duulaankiidiiamariyobaxraan
45-ilaaladiseydbinuxaarith
46-uxudqkoowaad
46a-uxudqlabaad
46b-uxudqsadexaad
46c-uxudqafaraad
46d-uxudqshanaad
47-dulamadiiuxudkuxigey
48-mugdigiirajiic
49-murugadiibirumacuun
50-duulaankiibanuunadiir
51-najdiiyobadartiilabaad
53-duulaankiiduumatuljundul
54-duulaankiiaxzaab
55-duulaankiirerbaniiqurayda
56-dilkiiabuuraafic
57-ilaaladiimbinumaslama
58-duulaankiibanuulixyaan
59-israacraaciiilaalooyinka
60-duulaankiibaniimusdaliq
61-beenabuurkii
62-ciidankiikuxigeybaniimusdaliq
63-heshiiskiixudaybiya
64-waraaqihiiscwdiray
65-duulaankiidiiqirad
66-dagaalkiikhaybar
67-duulaankiidaaturiqaac
68-ilaalooyinkiidaaturiqaackadib
69-cumradiilasooqaleeyey
70-ilaaloyinkicumratulqadaakadib
71-dagaalkiimu-ta
72-ilaaladiidaatusulaasil
73-duulaankiifatxumakka
74-dagaalkiixunayn
75-ururintiizakada
76-dhaqdhaqaqyadiidaaifkadib
77-duulaankiitabuuk
78-xajkiiabuubakar
79-sanadkiiwufuudda
80-xajjatulwiddaac
81-ciidankiiusaama
82-geeridiirasuulkascw
83-haweenkiirasuulkascw
84-sifadiirasuulka

65- Duullaankii Dii-Qirad

Haddii aan dib u jaleecno dhinicii jihaadka, Rasuulku SCW markii uu ka soo noqday heshiiskii Xudeybiya duullaankii ugu horreeyey ee uu qaado wuxuu ahaa kii la oran jirey Dii-Qirad.

Sababta duullaankaasina waxa uu ahaa saxaabigii la oran jirey Salamata ibnu Akwac ayaa waxa uu yiri: "waxaan katagay Madiina aniga oo u socda dhinaca qaada, markii aan gaaray karinka qaaba ayaan waxaa ila kulmay wiil adeege u ahaa Cabdiraxmaan binu Cawf waxa aana ku iri "waran", waxa uu yiri "waa la dhacay geeliii dhalay ee Rasuulka SCW (geelii Sakada oo magaalada dibadeeda lagu hayey), waxa aan iri "yaa dhacay" wuxuu yiri "Qadafaan iyo Fasaara", markaasaan sadex jeer dhawaaqay, dhawaaq aan maqashiiyey wixii Madiina joogay aniga oo leh yaa sabaaxa (waa waray), waxaan kaddaba tagay (nimankii) iyagoo geelii kaxaystay, waxaana ku ganay gamuuno aniga oo leh ina Akwac ayaan ahay, maanta waa maalin kuwii xumaa la hoojiyey ilaa aan kasoo dhiciyey (geelii), iyagoon waxba ka maalin, ka dib geelii ayaan soo kaxeeyey waxaana iga hor yimid Rasuulkii SCW iyo ciidankii Muslimiinta.