- Hagaajin baa ku socota..

  • Skip to content
  • Jump to main navigation and login
  • Jump to additional information

Nav view search

Navigation

  • Home
    • Sub menu
    • subMenu buulaay
    • Hooyoraadis
  • Featured Articles Menu Type
  • Home

Search

Websites
AlJazeeraBBC ArabVOAsom
VOA Eng
aamaguul | Aamaguuln
aamaBlog|Blo2|aag
aadanyabaal
Allbanadir | Aminarts
Aljasiiranews | Aljazeera
Allgedo | Allidamale
Allpuntland | Allrunta | Allsom
Axyaawadani
BBC | Borama
Casimada| Calanka
Calayaale - Coldoon
Dayniile | Galayr
HA NOOLAATO
HiilqaranHiiraan | Hillaac
Homland
Horseed | Huriwaa| Iiroon
Jamhuuriya | Jowhar
Jidbaale | KeydMedia
Kismaayo | Kulmiye
Lughaya | Manhaj | Miisaanka
Mudug24 |Muuqaal | Puntlandi
Puntland| Qaranimo| Odweyne
Qorahay | radiyomuqdisho
Ruunyo | Shabelle
Shacabka| Shcbkamedia
Somaliland
Somalinews | Somalitalk
Somaliyellowpages
VOA | Warkadalka | Warkii
Xogta
Xudayfi5B | Xudayfi5S.
Somaliyellowpagesaf
 
Foreign Websites
EbudyMeeboAol
BingGodaddy
JoomlaUKFrance
US - Nyorktime
ReuterDailyNtion
InsideNorwey
UniversalWarkadalka
AljazeraAfrik1
Afrik2Observer
GuardianIgad
DjEthiopia
BBC | NewsMsnMY
Joomla| MsnBC

Booramaay

  • Covid-19 PDF
  • Covid-19 Excel
  • Links
  • Kulmiye
  • Suugaanta
 

- HOOYO MACAAN
- Aadaanka MY | 2
- Aadaanka XamarCadde
- Muxaadarooyinka
- Xamdi Kediye Soomaali
- Solad , Salaadda
- Is Xisaabi intaan..
- Calculator
- Qibla Direction
- Convert Mile to Km
- Saacadda Waqtigaaga
- Saacadaha Dalalka
- Saacadaha Magaalooyinka
- Diyaaradaha adduunka
- World Population
- World Flights
- Sarrifka Lacagaha
- Da'daada
- Boqolley
Miisaanka Gabayga Somalida
Miisaanka Prof. Carraale
Qaalinnimada Afka Soomaaliga
- Maalintii madoobayd
- Xasuuqii Jaziira 18-07-1989
Horumarka Beeraha Galmudug
Daawo Beeraha GALDOGOB

 

Blue Flower

Websites
AlJazeeraBBC ArabVOAsom
VOA Eng
aamaguul | Aamaguuln
aamaBlog|Blo2|aag
aadanyabaal
Allbanadir | Aminarts
Aljasiiranews | Aljazeera
Allgedo | Allidamale
Allpuntland | Allrunta | Allsom
Axyaawadani
BBC | Borama
Casimada| Calanka
Calayaale - Coldoon
Dayniile | Galayr
HA NOOLAATO
HiilqaranHiiraan | Hillaac
Homland
Horseed | Huriwaa| Iiroon
Jamhuuriya | Jowhar
Jidbaale | KeydMedia
Kismaayo | Kulmiye
Lughaya | Manhaj | Miisaanka
Mudug24 |Muuqaal | Puntlandi
Puntland| Qaranimo| Odweyne
Qorahay | radiyomuqdisho
Ruunyo | Shabelle
Shacabka| Shcbkamedia
Somaliland
Somalinews | Somalitalk
Somaliyellowpages
VOA | Warkadalka | Warkii
Xogta
Xudayfi5B | Xudayfi5S.
Somaliyellowpagesaf
 
Foreign Websites
EbudyMeeboAol
BingGodaddy
JoomlaUKFrance
US - Nyorktime
ReuterDailyNtion
InsideNorwey
UniversalWarkadalka
AljazeraAfrik1
Afrik2Observer
GuardianIgad
DjEthiopia
BBC | NewsMsnMY
Joomla| MsnBC

Main Menu

  • Home
    • Sub menu
    • subMenu buulaay
    • Hooyoraadis
  • Featured Articles Menu Type
  • Home

Booramaay Baraaraay, 21-02-2020
Booramaay baraaraay, Belo laga fogeeyaay !

Inkastoonan Beladyohow, Cagteydaan bilaashkeen,
Baasiinka iga rabin, weli kugu ballayn oon,
Bidhaantaada anan arag,

Balse waxaan ku dhaartaa, oon ruux Baliidiyo,
Dunidoo dhan barayaa, Booramaay inaad tahay,
Beledkii culuuntiyo, Bulshadayda soomaal,
Burhaanteeda hoygeed,

Cadawgaa ha buusmoo, halkuu kuula bayraba,
ha ka duulo Buur dheer, adiguna Baraariyo,
Bed-qab ugaga noolow.

Alla heedhe Boorama, maxaa Gabar bilic lahoo,
Akhlaaq loo bineeyoo, Bidhaamaysa kugu nool.

Maxaa Gabar Baraawoo, Baari'eeda jeceloo,
Bukhaariya muslimkiyo, Diinteeda baratoo,
sida Beer intey baxday, Sannadkoo barwaaqaa,
Haruurkii Balkiisii, Neecaaw Baraafuun,
marba Baal u weecee, Boorame mushaaxee!

Maxay inanta Boorame, Xijaabkeeda Birqayeen,
Badankeedu muuqayn, Barbaarteeda la nool,
Caashaq baaxad weyn &, Boholyow ku beertaa!

Gebogebada Baabkaan, Beledyohow qadiimkee,
Booramaha la yiraa, adya beerahaagiyo,
Nimcadaa ku buuxdiyo, Gabdhahaaga bilicda leh,
Bar la quuro waayee, ma buurihii Firdawziyo,
Balliyadii Naciimiyo, Balambaalistoodoo,
Baashaalayaad tahay?
-----------------------

Max'ed Cabdi
This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Caanihii bay igala dibbatay

Xoolo lo' aan uga xil hayaa, ayaduna cada caanihii ayey igala dibatay:

Read more: Caanihii bay igala dibbatay

Baaruudda Ubadkeenna, 16-06-2018

 

Baaruudda Ubadkeenna, 16-06-2018
Ciidihii baxnaaniya la rabey, faraxa oo buuxa,  baabkiisa,
Baaruudda Ubadkeena uu, buguguxdaa haayo,

Read more: Baaruudda Ubadkeenna, 16-06-2018

Buulaay mareerrey

 

Maansadan Buulaay Mareerrey,
waxay dhalatay 02-10-2005, oo

Read more: Buulaay mareerrey

Ragaad weeye Qabiil 15-03-2005

Adaa Baalashaadii rifoo, Raasumaal nacaye,

dhashaadii adaa raafay oo, Eebo ruubiyaye,

Read more: Ragaad weeye Qabiil 15-03-2005

Booramaay Baraaraay, 21-02-2020

Booramaay baraaraay, Belo laga fogeeyaay !

Inkastoonan Beladyohow, Cagteydaan bilaashkeen,
Baasiinka iga rabin, weli kugu ballayn oon,
Bidhaantaada anan arag,

Read more: Booramaay Baraaraay, 21-02-2020

Camaara 11-08-2008

Camaara_11-08-2007

Camaaraay salaan hoo, salaan Caafimaad hoo, Caraf iyo udgoon hoo, marka xiga Camaaraay, Cishadaani sabtigaa, Bil siddeeda curatoo, Caddadkeeda yoomkuna, kowya toban cagaynayo, Sano labo kun Ceeb li'i, Toddobawgu caalee, yaan ku soo calmadayoon, Cagta aan ku soo dhigay, Balse beled Camaaraay, markaan ceelka kaagiyo, Cimrigaagi aan dayo, anigaa Ciyaaloo, Caano nuugga kuu ahe, Caan baad ahaydoo, dhulal maanta Ciidliyo, dhismo Caadka eegaya, Cariish iyo kulay tahay, Dhagax iyo Cammuudba leh, hortood baad caddaydoo, Curadkood ahaydoo, iyagoo Caleen iyo, Cigan hawd ka buuxoo, harraad lugu cagaagiyo, ciilayso Gaajaad, Cayshkooda noloshaa, Ceel-ka-dheere u ahayd, Welibana Camaaraay, inta laga carraabee, Magaalooyin Caawa ah, Ceelbuur un mooyiyo, Carardheere kula coda, intan ku cilmi leeyahay, adigaa u caan aho, Calankaagu dheeraa. Sideedana Camaaraay, runta lama callaalee, ruuxaan codkiisiyo, Cudud kuu huraynina, waa Canug xumaadoo, kugu caasinaayee, cafi oo dul qaadoo, ha caroonin Hooyoy. Culummada timaadiyo, Caammada musaafura, ciddii aan xumaan wadin, Martidaada cisee, Culuq iyo dhibaatiyo, Ceebaalka ka dhawr. Caaqilkiyo wax garadkiyo, Culummadan u sheegiye, haddii aad cashiirada, Cabasiyo Wattiin iyo, sunnadii Carfoonaha, Cashar aad ku siisaan, cadligiyo wanaaggana, Cirka aad ku laashaan, idinkoo hal Calan laho, Cudud mida ku hawl geli, Camalkii xumaadiyo, ninka curinayee wada, Cidda aad ka saartaan, Ciidda aad ku aastaan, ilaa Cimil Qiyaamuu, Cadawgiinnu hoogiye, Fiid iyo Caweeriyo, Casarkii yimaadaba, yuu Caajis imanoo, ku cel-celiya Waanada. Aniguna casiiskaan, calaacalo u doogtee, hooyadeen Camaaraay, adigiyo Carruurtiyo, Cirroolaha ku joogiyo, Waalid lama cadaabaan, iyo Coodka Xoolaha, Caddaan iyo Madowba leh, caafimaad ku waaroo, ku caweeya Nabad iyo, Ubax iyo Casuus iyo, Caaniyo damaashaad. --------------------- Max'ed Cabdi This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
Close info

Additional information

  • Covid-19 PDF
  • Covid-19 Excel
  • Links
  • Kulmiye
  • Suugaanta
 

- HOOYO MACAAN
- Aadaanka MY | 2
- Aadaanka XamarCadde
- Muxaadarooyinka
- Xamdi Kediye Soomaali
- Solad , Salaadda
- Is Xisaabi intaan..
- Calculator
- Qibla Direction
- Convert Mile to Km
- Saacadda Waqtigaaga
- Saacadaha Dalalka
- Saacadaha Magaalooyinka
- Diyaaradaha adduunka
- World Population
- World Flights
- Sarrifka Lacagaha
- Da'daada
- Boqolley
Miisaanka Gabayga Somalida
Miisaanka Prof. Carraale
Qaalinnimada Afka Soomaaliga
- Maalintii madoobayd
- Xasuuqii Jaziira 18-07-1989
Horumarka Beeraha Galmudug
Daawo Beeraha GALDOGOB

 

Blue Flower

You are here: Home Featured Articles Menu Type