|
100% muslim baan nahay beenoowday oo muslim sidaan yeelnay wax ma yeeleene, yaa fiican Sidaan iyo iyo sidaan? |
Daawo quruxda dalkaaga hooyo oo indhaha u raaxey |
|
|
|
Maansadan EEBO JAAWIRA oo soo baxday 04-07-2005 waxa ay la hadlaysaa
soomaalidan la waayey meel loogu hagaago, oo
|
|
Read more...
|
|
Maansadan Reer maano coobbiro oo soo baxday 08-07-2007 waxaan sameeyey markii aan arkay in ay soomaalida ku badanyihiin dad hor taagan wax alla wixii horumar ah oo markii la is yiraa nolol sameeyaba keena carqalad la isaga daayo, waana tan maansadii:-
|
|
Read more...
|
|
Maansadan Ahlunaar duqoobay ama balaayada is daba taal, oo soo baxday 14-08-2007 waxay la hadlaysaa dadka |
|
Read more...
|
|
dhegaha daarshe oo soo baxday 11-11-2007, waxay ku saabsantahay sida soomaalidu aanay qarrib mooyee |
|
Read more...
|
|
Maansadan Gawskaaga oo soo baxday 03-09-2007 waxay ku soo saabsantahay saddex sheeko oo aad u yaab badan, tan hore nin |
|
Read more...
|
|
REER GEELLE TUUR oo soo baxday 23-03-2005 waxan tiriyey mar uu oday igu yiri wiilyohow waxan aad waddo |
|
Read more...
|
|
Maansadaan yar ee Huluqa loo heeso oo soo baxday 06-04-2006 waxay ku saabsantahay sida adduunyadu u liidato iyo |
|
Read more...
|
|
Nin jawle oo soo baxday 08-08-2007, waxa ay ku saabsantahay magaalada Jawle oo ah magaalo aad u cajiib ah xagga |
|
Read more...
|
|
MASAAFO oo soo baxday 06-07-2008 waxay ku saabsantahay dhibaatada kala haysata somaalida iyo masaafada, iyo |
|
Read more...
|
|
Maansadan MALAYSIYA oo aan tiriyey maalintii iigu horreysey ee aan imaado dalka malaysia 01-04-2008, |
|
Read more...
|
|
Maansadan Maxaan digey ee afarreyda ah oo soo baxday 02-02-2007, waxay ku timid oday ka mid ah odayaasha |
|
Read more...
|
|
Maansadan dulmi loo garbiyo oo ahayd 27-02-2007, waxay ku timid berigii ururkii maxkamadaha la magac baxay ay |
|
Read more...
|
|
Maansadan Qamandhaco oo soo baxday 03-06-2005 ayaa ku saansanayd Qayaad oo ahaa nin saaxiibkay ah, Reer Jabuutina ah ayaa |
|
Read more...
|
|
Maansadan yar ee Diimihiinnu badanaa oo soo baxday 07-07-2005, sida aad ka garan kartaanba waxa aan la yaabay |
|
Read more...
|
|
Maansadan Soomaali deyey, oo dhalatay 07-05-2009 waxay la yaabbantahay dhaqanka soomaalida cusub ee uu ka dhintay |
|
Read more...
|
|
Maansadan Abtiyow waxan tiriyey mar aan tegey tuulada buulo mareer 13-11-2005, oo aan arkay Cusmaan oo ka shaqeeya |
|
Read more...
|
|
| Maalmahaygii murugada ama Googooskii Yaman |
Maansooyinkan yaryar ee aan u bixiyey Googooskii Yaman ama Maalmahaygii murugada, waxay soo baxeen mar aan sanadkii 2004 tii ka tegey
|
|
Read more...
|
|
Maansadan Xaliimaa Ballaysay oo soo baxday 15-06-2007 waxay ku timid markii aan arkay eeddadey Xaliima Axmed Mud Farax Afrx oo |
|
Read more...
|
|
Hoyataye allow hooyadey haro jannaad seexi oo soo baxday 08-12-2004, kuna saabsan hooyadey macaan |
|
Read more...
|
HABARYAREEY |
Maansadan Habaryarey waxay soo baxday 30-07-2004, wayna iska muuqataa in habaryartey oo marka aan eego wanaaggeeda iyo naxariisteeda |
|
Read more...
|
|
Caleen jaad waxa aan ka sameeyey nin saaxiibkay ahaa oo iiga sheekaynayey dhibaatada jaadku leeyahay oo |
|
Read more...
|
|
Buri midgaanka oo soo baxday 09-06-2005 waxa ay ka hadlaysaa sida soomaalida maanta jirtaahi badankeedu labo shey |
|
Read more...
|
|
Maansadan yar ee AFAR WAA MAHIIGAAN oo Soo baxdy 21-12-2004 waxa aan sameeyey mar uu aabbahay u mahmaahayey ruux |
|
Read more...
|
|
Maalin ay ahayd 03-07-2004 ayaa waxa ii yimid dad aannu asaxaab ahayn, iguna yiri waa taad maxamadow bilaash nugula dagaali jirtee |
|
Read more...
|
|
U DIRNAXA DAMEERAHA oo soo baxday 25-08-2005 waxay in yar ka taabanaysaa dhibaatooyinka xad dhaafka ah ee |
|
Read more...
|
|
Maansadan Camaara oo soo baxday 11-08-2007, kuna saabsan magaalada caanka ah ee camaara, waxay maansadu ku beegnayd |
|
Read more...
|
|
Maansadan Allow yaa Abwaan oo soo baxday 30-12-2005 waxan tiriyey markii aan arkay sida Dadka Mu’allifiinta ah xitaa kuwa aan Diinta |
|
Read more...
|
|
Maansadan Qoray is maris oo timid 06-06-2005, waxay ku timid sheeko baraley ay soomaalidu tiraahdo waxa jiri jirey meel |
|
Read more...
|
|
Maansadan Qabiil waa ragaad oo soo baxday 15-03-2005, waxa ay soomaalida iyo ciddii aan markaas la hadlayeyba ku boorrinayey in |
|
Read more...
|
| ALLOW YAA GABOOYAHA YIRAA | Gabaygan yar ee Gabooyaha waxan alle ku weydiisanayey inuu dadka is qaadqaada ee wax aysan ahayn |
|
Read more...
|
| NIN MAQAAYAD NAAG GEYSTAY | Maansadan oo ahayd 15-12-2006. waxay ku saabsanayd Nin askeri ahaa oo ku jirey dagaalkii balamballe ayaa naagtiisii |
|
Read more...
|
|
Maansadan waan wehsanayaa ee soo baxday 24-12-2005 waxay ku timid mar aan marayey halka loo yaqaan Palace Rambo |
|
Read more...
|
|
|