Afkii baa juuqda gabay!! W/Q: A-Deeq

Cirku mayay buu la madaw yahay, Magaal midab buu la madaw yahay, Masku malag buu la madaw yahay, Anna murugiyo maxay mudan baan, La madoobahay.(*)

SII AKHRI