U dardaarma haweenkiinna Khayrka! W/Q: Sumaya

Waxaa waa jib ku ah raga inay ha ween kooda u dardaarmaan kheyrka marka la leeyahay u dardaarmaan kheyra ma aha kaliya hadal ee waxaa kaloo loogu dardaarmi ficil marka aad haweenaydaada u dardaarmayso kheyrka waa inaad u

 

sheegtaa xaqa lana timaadaa afcaal muujinaysa kheyrka afcaashu waxay ka mid tahay dardaaranka sababtoo ah reerku wuxuu samaynayaa waxa uu ku arko hogaankooda , rasuulka (scw) wuxuu yiri (استوصوا بالنساء خيراً) ويقول ايضاً (خيركم خيركم لأهله , وانا خيركم لأهلي)  la imow afcaasha wan wanaagsan si aad qudwa xasana oogu noqoto ehelkaada.

La imow arimahan soo socda :

1-u kafaala qaad marwadaada nolosharaf leh.

2-oola dhaqan si wanaagsan

3-ixtiraam oo qadari

4-la tasho

5- sii fursad ay kuugu cabirto ra,yigeeda.

6-xifdi karaamadeeda iyo cadhfigeeda.

7-sii xaqeeda ay ku leedahay waqtigaada isu miizaan waqtiga shaqada iyo kan guriga.

8-xiriiri qaraabadeeda sida aad u jeceshahay inay u xiriiriso qaraabadada

9-ka fogow inaad wax ka sheegto camal keeda guriga ama qaabkeeda ama cunada ay kuu keentay

10-ha isku dayin wax walboy dalbato inaad ka diido isku day inaad u samayso dalabaadkeeda waxa aad awoodo .

11-haku mana sheegan .

12-haku qasbin inay samayso wax aysan awoodin.

13- ha usheegin cid ayada ka wanagsan ama horteeda haku amaanin dumarkale.

14-ha taxqiirasan hana dulaynin.

15- haku handadin inaad mid kale laguursanyso ama aad fureyso.

16- ku saacid inay barato xaqa fahantana diinteeda .

Marka aad latimaado wanaaga waxaan shaki ku jirin in ehelkuna la imaanayo wanaag marka aqwaashaadu qurxoontahay afcaashaaduma ka sii wanaagsan tahay reerku waa uu kugu daynayaa asna