| Afkii baa juuqda gabay!! |
W/Q: A-Deeq |
Cirku mayay buu la madaw yahay, Magaal midab buu la madaw yahay, Masku malag buu la madaw yahay, Anna murugiyo maxay mudan baan, La madoobahay.(*)
SII AKHRI |
| Sideed u noqon kartaa haweeney guulaysata? |
W/Q: Sumaya |
Wali naftaada mala istaagtay oo ma weydiisay inaad tahay haweeney naaajixad ah ? Mase raadinaysaa najaax mase nafta ayaad u deysay inay kuu wado meesha ay doonayso?.
|
|
Read more...
|
| Sideen u barbaarinnaa ubadkeenna? Q.3aad |
W/Q: Sumaya |
Xuquuqda Carruurta:
Carruurtu waxa ay leeyihiin xuquuq fara badan laga soo billaabo guurka labada waalid, carruurtu waxa ay xaq u leeyihiin in loo dooro hooyo fiican hooyaduna doorato aabbaha carruurteeda ayadoo mar walba asaasku yahay
|
|
Read more...
|
| Sideen u barbaarinnaa ubadkeenna? Q.2aad |
W/Q: Sumaya |
Intiinii horay u aqrisay waxaan qeybtii hore kaga soo hadalnay waxay tahay tarbiyo iyo ruuxa wax tabiyeynayaa waa kuma iyo waliba si faadka laga rabo inuu ku sifoobo ruuxa wax tarbiyeynayaa .
|
|
Read more...
|
| Maxaa kala haysta dhafarka iyo dhallinta Nayroobi! |
W/Q: Suleekha |
Dhalin yaradu waa ubaxa wadan kasta uu sugayo oo usoo koraya sidoo kalena dhalinyaradu waa dad maskaxdoodu cusubtahay oo aayaha danbe ee naftooda.
dadkooda iyo dalkoodaba isbedel ukeeni kara oo
SII AKHRI
|
| Aabbaheed baa gacanteeda ku hanuunay |
W/Q: Sumaya |
Qisadaan oo ah qiso dhab ah oo ka dhacday khaliijka oo ku tusinaysaa in ilaahay qofkuu doono hanuuninayo qaabkuu doonana u soo hanuuniyo ayaa waxaa jiray qoys ka kooban laba caruur hooyo
|
|
SII AKHRI
|
| Marwo buuxda noqo! |
W/Q: Sumaya |
Intiinii horay u aqrisatay waxaan horay indinku soo qornay dhaqnkii qurxoonaa ee ay ragu jecelayihiin .
Haddaba waxaa is weydiin leh in la wanaajiyo tacaamulka sayga uun ma lagu gaarayaa wanag mase waxaa jirta
|
|
Read more...
|
| Afar Waalidle |
W/Q: A-Deeq |
Inkasta oo aannu nahay agoon, haddana waxaanu leennahay 4 waalid. Laba waa na dhaleen laba waa na dhibeen; laba waa na dhaqeen, laba waa na dhiseen; laba waa na jecel yihiin, labana waanu jecel nahay; laba waa isku kaaya haystaan, labana waa iska kaaya haystaan;
|
|
Read more...
|
| Sidee ula dhaqmee saygaaga? |
W/Q: Sumaya |
Haween badan ayaa ku jahwareersan in ay guul ka gaaraan in ay xog badan ka helaan qaabka ay ula tacaamulayaan seygooda
|
|
Read more...
|
| Habaar hooyo inuu jiro Soomaali habaajiyey daliil baan u haystaa! |
aamaguul |
Allaa mahad leh, rasuulkiisana naxarsiis iyo nabad gelyo allaha siiyo.
Xumo lagama waayo adduunyee inta aanan u gelin qormadeydan gaaban, waxan xusuustaa xaafad ka mid ah
|
|
Read more...
|
|
| U dardaarma haweenkiinna Khayrka! |
W/Q: Sumaya |
Waxaa waa jib ku ah raga inay ha ween kooda u dardaarmaan kheyrka marka la leeyahay u dardaarmaan kheyra ma aha kaliya hadal ee waxaa kaloo loogu dardaarmi ficil marka aad haweenaydaada u dardaarmayso kheyrka waa inaad u
|
|
Read more...
|
| Gabadha ku dayashada mudan |
W/Q: Sumaya |
Gabadha waa barka mujtamaca waxaana lagama maarmaan ah inay gabadha muslimada ah tahay mid ka soocan kabdhaha gaalada hadaba maxay tahay sifaadka gabadha ku dayashada mudan:
|
|
Read more...
|
| Sifaatka marwada buuxisa indhaha saygeeda |
W/Q: Sumaya |
Haddaba marwoy ma is weydiisay waxa uu jecel yahay saygaagu mase isku daydaa in aad noqoto mid buuxisa indhihiisa haddaad ku fakarayso in aad buuxiso indhaha saygaaga la imow
|
|
Read more...
|
| Sideen u barbaarinnaa ubadkeenna? Q.1aad |
W/Q: Sumaya |
Mawduucani aad ayuu u ballaran yahay balse hadduu alla idmo waxaan u qaybin doonnaa dhowr qeybood, markaa qaybtan oo ah tii ugu horreysey hadduu alla raalli ka noqdo waxan uga hadli doonaa: waa maxay tarbiyo? waase kuma ruuxa wax tarbiyeeya ? waase maxay tilmaamihiisu ? .
|
|
Read more...
|
| Furriinku ma xal baa mise .. |
W/Q: Sumaya |
Furniinka wuxuu kamid noqday dhibaatooyinka hareeyey guud ahaan bulshooyinka caalamka, gaar ahaanna ummadda soomaaliyeed taasina ay ku timid markuu noqday wax
|
|
Read more...
|
| Mingis, Boorane, Duulal, Ruuxaan, Wadaaddo, |
W/Q: Biyoonde |
Mahad idilkeed waxay u sugnaatay Allah Subxaanuhu watacaalaa, Nabadgelyo iyo naxriisna waxay dushiisa ahaatey suubanaheenii Muxamed(NNKH) intaa kadib aan u daadego biya dhaca warkeyga.
Inta badan dhagarta dumarku wey badan tahay,
|
|
Read more...
|
| Guryaha rabbi jecelyahay malaa'iktuna soo gasho |
W/Q: Sumaya |
Guriga muslimka wuxuu ka koobanyahay famil is haysta kuna dhisan akhlaaq iyo diin .
Guriga muslimka waa qaacido weyn si loogu dabaqo manhajka raabaaniga ah, guriga muslimka waa
|
|
Read more...
|
| Jirjirroole Dumar |
W/Q: Prince A-Takar |
Marka hore waxaan salaamayaa Maamulka Webka Caalamiga ee Shacabkamedia,salaan-sharafeed kadib,waxaan halkan ku soo gudbinayaa Maqaal aan ugu magac-daray (Jir-Jiroole-Dumar), waana kan maqaalku:
|
|
Read more...
|
| Ku: Labada is qaba! |
W/Q: Sumaya |
Noloshu waxa ay u baahan tahay qaasatan tan reerka wax yaabo asaasiyaad ah oo uu ku wanaagsanaan karo xiriirka labada lamaane ee ay noloshu ka dhaxayso.
|
|
Read more...
|
| Geeri ma u diyaar tahay? |
W/Q: Omer Farouq |
Shanta Salaadood si fiican ma u tukataa?
Ma soontaa bisha barakaysane ramadaan?
Ma la baxdaa saddaqo, sekadase ma iska bixisaa?
Ma xajiday hadduu kugu waajibay?
|
|
Read more...
|
|
|