|
Maansadan dulmi loo garbiyo oo soo baxday 27-02-2007, waxay ku timid berigii ururkii maxkamadaha la magac baxay ay jebiyeen kuwii ka soo hor jeedey, ee intii maxkamadaha necbayd ay guul u aragtay ayaan bas ka raacay Baar Ubax, waxana darawalku shitay hees uu weliba aad u dallacay, markaa baan ku iri shufeerkii walaal madaxa i xanuunaya dad ila midana way jiri karaane naga demi ama gaabso codka, hayeeshee mar qur ah ayey rakaabkii la soo boodeen maxaa loo gaabinayaa maad dhegahaaga ka haysatid, war xaggeen ku haystaa baskaan idinla dhex joogaaye, calaa kulli xaal markaa baan dareemay in ummaddan halaag ba'ani u soo socdo |
|
Read more...
|
|
Maansadan Qabiil waa ragaad oo soo baxday 15-03-2005, waxa ay soomaalida iyo ciddii aan markaas la hadlayeyba ku boorrinayey in aanay hantida guud kala yeelan ee wada yeeshaan, oo daa iyagee in ay dadyow kale dunida ka doontaan oo ay soo dhaweeyaan mar haddii aanay wax u dhimayn, qof kasta oo dembi ka galayna aanay carruurtiisa u dakanayn, haddaba adiga oo si wanaagsan u fahmi doontid waa tan maansadii Qabiil waa ragaad:- |
|
Read more...
|
Maansadan waxan sameeyey maalintii iigu horreysey ee aan imaado dalka malaysia 01-04-2008, iyadoona meelo badan |
|
RIIX HALKAN
|
|
Maansadan U DIRNAXA DAMEERAHA oo soo baxday 25-08-2005 waxay wax yar ka taataabanaysaa dhibaatooyinka lugu hayo Dameeraha iyo |
|
WAA TANE RIIX
|
| Joomla! Security strike team |
The Joomla! Project has assembled a top-notch team of experts to form the new Joomla! Security Strike Team. This new team will solely focus on investigating and resolving security issues. Instead of working in relative secrecy, the JSST will have a strong public-facing presence at the Joomla! Security Center. |
|
Read more...
|
| Only one edit window! How do I crate "Read more..."? | This is now implemented by inserting a Read more... tag (the button is located below the editor area) a dotted line appears in the edited text showing the split location for the Read more.... A new Plugin takes care of the rest. It is worth mentioning that this does not have a negative effect on migrated data from older sites. The new implementation is fully backward compatible. |
|
|
Maansadan Gawskaaga oo soo baxday 03-09-2007 waxay ku soo saabsantahay saddex sheeko oo aad loola yaabay, tan hore nin sida aan ku maqlay u dhashay Beledweyne iyo wixii xagga gaalkacyo ka xiga ayaa isaga oo ku dabaalanaya xeebta baraawe |
|
Read more...
|
|
Maansadan masaafo waxa ay ku saabsantahay |
|
Read more...
|
| YAMYAMOW | | Yamyamow salaan diirran hoo ugu horreyn deelka, marka xiga dan! |
Maalin ay ahayd 03-07-2004 ayaa waxa ii yimid dad aannu asaxaab ahayn, iguna yiri waa tii aad maxamadow |
|
Read more...
|
We are volonteers |
The Joomla Core Team and Working Group members are volunteer developers, designers, administrators and managers who have worked together to take Joomla! to new heights in its relatively short life. Joomla! has some wonderfully talented people taking Open Source concepts to the forefront of industry standards. Joomla! 1.5 is a major leap forward and represents the most exciting Joomla! release in the history of the project. |
|
The Joomla! team has millions of good reasons to be smiling about the Joomla! 1.5. In its current incarnation, it's had millions of downloads, taking it to an unprecedented level of popularity. The new code base is almost an entire re-factor of the old code base. The user experience is still extremely slick but for developers the API is a dream. A proper framework for real PHP architects seeking the best of the best. If you're a former Mambo User or a 1.0 series Joomla! User, 1.5 is the future of CMSs for a number of reasons. It's more powerful, more flexible, more secure, and intuitive. Our developers and interface designers have worked countless hours to make this the most exciting release in the content management system sphere. Go on ... get your FREE copy of Joomla! today and spread the word about this benchmark project. |
| What Languages are supported by Joomla! | Within the Installer you will find a wide collection of languages. The installer currently supports the following languages: Arabic, Bulgarian, Bengali, Czech, Danish, German, Greek, English, Spanish, Finnish, French, Hebrew, Devanagari(India), Croatian(Croatia), Magyar (Hungary), Italian, Malay, Norwegian bokmal, Dutch, Portuguese(Brasil), Portugues(Portugal), Romanian, Russian, Serbian, Svenska, Thai and more are being added all the time. By default the English language is installed for the Back and Front-ends. You can download additional language files from the Joomla!Extensions Directory. |
|
|
|
|
|
|
|
|
Advertisement
Joomla!
Joomla! The most popular and widely used Open Source CMS Project in the world.
JoomlaCode
JoomlaCode, development and distribution made easy.
Joomla! Extensions
Joomla! Components, Modules, Plugins and Languages by the bucket load.
Joomla! Shop
For all your Joomla! merchandise.
|