English - Somali, ref1, ref2

English - Somali

above ka korreya, kor, xagga sare address cinwaan, adres, mesha la ga helo adult hanaqaad, gashanqaad, nafleydo after ka bacdi, ka dib afternoon gelin dambe, galab again mar kale age da' almost ku dhawaad, ku sigtay already durba, markiiba also weliiba although inkastoo always markasto, had iyo jeer and iyo animal xayawaan answer jawaab, laga jawaabo, ka jawaabid apartment guri apple tufaax arm cudud ask weydiin, weydiis, la weydiiyo aunt eedo, habar-yar baby cunug back dhabar, gadaal, xagga dambe bad xun bag shandad, xarama weyn, dambiil banana muus, moos bank baan, bangiga, bangi bath qubeys, meyrasho bathroom musqul, beytamay, beytoraxa, musqusha la gu qubeysto xamamka beans digir cagaar beautiful qurxoon, quruxsan, qurux-badan because maxaa yeelay, maxaa wacay bed sariir bedroom qolka hurdada, maqsinka hurdada before ka hor, hore begin bilabid, la bilabo, bilow beginning bilabanaya belt suun beside dhinaceed, ku naban between u dhexeeyo bicycle baashkiil, bush-kuleeti big weyn bird shimbir black madow blanket buste, kubeerto blouse shaatiga naagaha blue buluug boat dooni, doon body jidh book buug, kitaab boot buudh, buud box sanduuq, shandad boy wiil bracelet jijin, baroshaleeto bread rooti, furin breakfast quraac bring gey, ken brooch rajabeeto brother walaal, walalka building dhismo, guri, sar-weyn bull jiid bus bas busy mashquul but se, ha yeshe, lakiin butter subag buy iibsi, gadasho car baabuur yar, fatuurad, gaari yar carry qaadid, sid cat bisad, mukulaal catch qabo ceiling saqafka jiingadda ka hooseeya center dhexda chair kursi cheap jaban, raqiis, rakhiis ah cheese burcad cheque jeeq, waqadda lacagta chicken digaag, dooro child cunug, qofka yar chocolate shukulaato city magaalo weyn class fasal, dabaqad clean nadiif, nadiifin clever xariif close xidhan, xiran clothes dhar cloud daruur coat koodh, kood, kabood coffee qaxwo, kafe cold qabow color midab comb shanlo, gadh, feedh, gerfeer come kaalay, imow comfortable raaxo leh cost qime country dal, waddan cousin ina adeerka, ina adeerta, ina abtida, ina abtiga cow sac cry ooyid, ooyin, ilmeen, baror cup koob dark mugdi, iftiin la 'an daughter inaantaada, gebertaada day maalin, dharaar dentist takhtarka-ilkaha die dhimo, dhimasha different ka la duwan difficult aan sahlanayn, adag dinner qado dirty wasakhsan, aan mayrnayn dish sixni, xeedho, saxan, xeero doctor takhtar dog eey door irrid, albaab down xagga hoose, hoos dream riyo drink cabbid, cab, cabbitaan, sharaab drive kaxayn, wadid drugstore dukaanka dawada dry qalal, engeg, qalalan during inta waqti socda, dhexdi ear dheg, dhegta wax lagu maqlo early goor-hore, wakhti hore earring dhego-dhego easy hawl yar, sahlan, aan adkeen east bari (jiho) eat cunid, cun egg ukun, beed elbow xusul empty madhan, aanay, waxba ku jirin, faaruq end dhammaad enemy cadow enough ku filan, kafayn kara evening galab excuse me iga raali noqo expensive qaali ah, qiime sare ah eye isha wax lagu arko face weji family xaas, qoys fat buuran, shilis, baruur, cayil father aabbe fever xummad, qandho, jirka oo kululaado finger far finish dhammayn, idlayn fire dab first kan hore fish malaay floor sibidh, sagxadda guriga flower ubax fly diqsi; duulid follow raacid, daba socod food cuno, raashin foot cag, cagta hoose forget illaawid fork fargeyto friend saxiib from ka frying pan birtaawada wax lagu shiilo full buuxa furniture saabaanka guriga, alaabta guriga garden beerta ubaxa lagu beero, jerdiin ginger sanjibiil girl gabar, gobadh give sii, bixin, la siiyo glass koob; muraayad glasses murayadaha indhaha go tag, tegid, bax, bixid gold dahab good fiican, wanaagsan good-bye nabadeey, nabad-geylo goose shimbir la rabeysto, shimbir baded grandfather awoowe grandmother ayeeyo grapefruit liimo qarar, liimo ugunji grass doog, dooga ay xooluhu daaqaan green cagaar grow beerid, la beeray, korin, la koriyey guest marti hair timo, tin hand gacanta hore, shan farood iyo calacal, gacan happy faraxsan hat koofiyad hate nacbeysi, naceeyb, dhibsi, karhid, nicid have leeyahay, leenahay, leedahay, leh head madaxa, kurta headache madax-xanuun healthy caafimaad hear maqal heart wadne, wadnaha nafleyda heavy culus, culays badan hello haye help caawin, mucaawino here halkan, kobtan, meeshan high kor, sarreya, meel sare, meel kore holiday fasax honest daacadnimo honey malab horse faras hospital isbitaal hot kulul, kulayl hour saacad, waqti house aqal, guri hungry gaajo, baahana-hay hurry deg-deg, dhaqsi husband ninka xaaska leh, ninka naagta qaba ice baraf if haddii important muhiim, lagama marmaan invite casuumid, marti qaadid island jasiirad jacket koor jeans jiinis joke kaftan keep hay, xajin, xafidid key fure, miftaax kiss dhunkasho kitchen jiko, madbakh knee lawga, jilibka knife mindi knock garaacid, garaac know garasho, garatid large baaxad leh, weyn, ballaran lake haro ama war biyo ku jiran lamb ido dheylo' ah lamp faynuus late goor-dambe, wakhti dambe laugh qosol, qoslid lawyer qareen lazy caajis leaf caleen learn barasho, wax la barto leather harag, maqaar leave ka tegid left bidix leg lug lend amaahin less yar, tiro ahan letter xaraf, shabad; warqad laysu diro library maktabad life nolol like jaclahay lips dibno, bushimo listen maqal live nool, nolan, naf leh, nafleeyda iyo dhirta living room qobka fadhiga long dheer look eeg, fiiri lose lumisid, lumid, dhumid louse injir love jacayl, jeceel, cashaq low hoose, hooseya lucky nasiib lunch qado machine mashiin, mator make samayn, suubiin, la sameeyo man nin marry guursi, aroos match kibriid, taraq mattress jodari meat hilib medicine dawo meet kulmid midnight saqdadhexe, habeenbadh milk caano minute daqiiqad, mirir mirror muraayad mistake khalad, sax-maaha money lacag month bil moon dayax, bil, bisha more badan morning aroor, subax mosquito kaneeco mouse dooli jiir mouth af move dhaqaajiin, socodsiin music muusik name magac neck luqun, raqabad, qoor necklace kuul neighbor jaar, jiiran, deris nephew inanka eey walalaha dhaleen never weligaa, weligeed, mar naba new cusub newspaper jariidad, joornal, wargeeys niece inanta eey walalaha dhaleen night habeen, cawo no maya, madoonaayo noon galab north waqooyi (jiho) nose sanka, san not ma aha, aan ahayn nothing waxba now hadda, iminka ocean bad-weyn office xafiis often inta badan, sida badan old gaboobay, da' weyn, duq, duq nimo once hal mar onion basal only oo qura, oo qudha, keliya open furid, furan or ama, mise orange burtuqaal, limo macaan out dibedda oven tinaar over ka-kor, dhamaad owner lahaan package alab la isku xirxiray page bog pain xanuun paper warqad park mesha baburka la dhigto pay bixin, siin pea diger cagaar pen qalinka khadka leh pencil qalin penny lacag, gombo, taano people dad person qof pepper filfil, basbaas perfect wacan, aan iin lahayn phone telefoon picture sawir gacan ah pillow barkin plane diyaarad plate saxan, sixni play ciyaar, dheel, dheelid please baryo, fadlan pocket jeebka poor sabool, ceyr, miskiin post office xafiiska postada potato batato price qiime, sicir promise balan-qaadid pull soo jiid push riixid put dhig, la dhigo, dhigid quick dhaqsi, degdeg quiet shaqar la aan, hadal la 'aan radio raadiyo rain roob read aqriyid ready diyaar red guduud, casaan refrigerator franjiteer, talaajo rent kiro, ijaar rest nasasho; inta kale rice bariis rich maalqabeen, tajir ride fuulid, farda fuulid right midig; sax ring faraati, fargashi river webi roof saqafka, dedka round goobabin sida kubbadda run ordid, orad, carar sad murugo salt cusbo, milix saucepan sufriyo say dhihid, dheh, orah, la dhaho, la yiradho school duqsi, iskuul scissors maqas second ilbiriqsi; kan labad sell iibsid, iibsid-gadid send dir, u dirid, loo diro ama la diro shelf khaanad, maqal shoe kab short gaaban shoulder garab show tus, tusid sick cudur, jiro side dhinac similar la mid, uu eg sister walaasha sit fariisasho, fadhi size cabir skirt goono sky cirka sleep hurdo slow gaabin small yar, wax yar smile ilka caseyn, dhoolo ka qosol smoke sigaaar cabid, qiiq, qaac soap saabuun sock iskaalso sofa kursiga dheer ee fadhiga soft jilicsan sometimes mar, mar-mar, marka qaarkood son inankage, wiilkage song hees soon dhaqso, ciyow, ciyoon soup maraq, shurbad sour qaraar, xaraar south koofuur (jiho) speak hadal spoon macalgo stairs jaranjaro, salaan stamp frangabolo, stambo stand istaag star xidig stomach calool stone dhagax stop joojin, istaajin, la joojiyo, la istaajiyo store maqaasin, baqaar street jid, dariiq, wado strong qawi, adag, kakan student arday study barasho stupid dabaal, nacas sugar sonkor, sokor sun qorax, cadceed sweater funaanad sweet macaan, mac table miis tablespoon macalgada-weyn (tan cuntada) take qaadid, qaadasho tall dheer tea shaahi, caleen-shaahi teach barasho teacher macalin, bare teaspoon macalgada-yar (tan shahiga) telephone telefoon television telefisyoon thank you mahadsanid there halkaas thief tuug thin caato think fekar third kan sedexaad thirsty harraad, oon this kan three times sedex goor, sedex jeer thumb suulka gacanta tie garawaati, tay time waqti, waqtiga tobacco tuubaako today maantay, maanta toe suulka luugta toilet musqul, beyto-mee, beyto-raaxo tomato yaayo, tomato tomorrow berri, berrito tongue carab too sidookale, xataa tooth ilig toothbrush burashka ilkaha, rumay towel shukumaan, tuwaal travel dhoof, safar tree geed true run twice laba goor, laba jeer umbrella dallad uncle adeer ama abti under hoos understand garasho, fahmid underwear dharka hoos laga xirta up kor use isticmaal, isticmaalid vegetable qudaar visit la siyaarto, siyaaro, la so salaamo wait sugid, sug wake up toos, hurdo ka toos walk socod, lugeen wall derbi, gidaar want rabid warm diiran wash mayrid, dhaqid water biyo weak dhaciif, tabar-daran weather cimilo, hawada, jawiga week asbuuc, setimaan west galbeed (jiho) wet qoyan, qoyaan white cad, caddan wife xaas window dariishad, shubaako with iyo, maca without la' aan woman naag wood alwaax word kilmad work shaqo write qor, qorid, dhigid wrong khaldan, khalad xerox lagu sawiro year sanad, sano yes haye, haa, hee yesterday shalay, doraad young yar, dhalin yar, da' yar cimri yar zero eber zipper shiinyeeri, ziib