Afarta Ficil-Waqti ee Waqti Tegey, Jooga, iman doona, Amar, waxan isticmaalaynaa ficilka GELIS      دَخَلَ
Waqtiga soo socda markaad tilmaamaysid ama leedahay waxaas baan qaban doonaa, isagu dhib ma leh oo waqtiga jooga ayaad ka hor marinaysaa xarafka SIIN kor dhigan ama haddii aad rabto SAWFA, Tusaalahan fiiri:Waan gelayaa سَأدخُلُ - سوف أدخُلُ
waan gelaynaa سَنَدخُلُ - سوف نَدخُلُ
أمَر
Order
Amar
مُسْتَقبَل
Future
.. doonaa
مُضَارِع + سَ / سَوفَ
مُضَارِعْ
Present
waqti jooga
مَاضِي
Past
Waqti tegey
ضَمَائِر
Pronouns
Magac-u-yaallada
سَ أدْخُلُ waan geli doonaaأدخُلُ waan gelayaaدَخَلتُ waan galayاَنَا aniga
نَدخُلُ waan gelaynaaدَخَلنَا waan galnayنَحْنُ annaga
اُدخُلْتَدخُلُ waad gelaysaanدَخَلتَ waad gashayأَنتَ adiga
اُدخُلِيتَدخُلِينَ waad gelaysaaدَخَلتِ waad gashayأنتِ adiga
اُدخُلاَتَدخُلانِ waad gelaysiinدَخَلتُمَا waad gasheenأنْتُما labadiinna
اُدخُلُوتَدخُلُونَ waad gelaysiinدَخَلتُم waad gasheenأنتم idinka
اُدخُلْنَتَدخُلنَ waad gelaysiinدَخَلتُنَّ waad gasheenأنتُنَّ idinka
يَدخُلُ wuu gelayaaدَخَلَ wuu galayهُوَ isaga
تَدخُلُ way gelaysaaدَخَلَتْ way gashayهِيَ iyada
يَدخُلَانِ way gelayaanدَخَلَا way galeenهُمَا labadooda
يَدخُلُونَ way gelayaanدَخَلُو way galeenهُمْ iyaga
يَدخُلنَ way gelayaanدَخَلنَ way galeenهُنَّ iyaga


Ficlul-Amar