السلام عليكم ورحمة الله
مرحباً بكم زوارنا الكرام وتأملوا في قول الحكيم
إلزم طرق الهدى ولا يضرك قلة السالكين)
(واجتنب طرق الضلالة ولايغرك كثرة الهالكين
أهلاً وسهلاً بكم على صفحات نسائم الإيمان
looxa


Damaa'irta ama Magac u yaallada Carabigu waa 12, oo hoos ahaan sida luuqadaha kale us ii kala baxa 3 qaybood oo kala ah:
Hadlayaal, lala hadlayaal iyo laga hadlayaal, Afka ingiriiskuna u yaqaanno Qofka 1aad, Qofka 2aad iyo Qofka 3aad amaba
First person, Second person and Third person, Carabiguna u yaqaanno: مُتَكَلِّم , مُخَاطَب , غَائِبُ

S.Darteed Qofka 1aad ee hadlaha ah waxan ka dhigay Guduud, kan 2aad ee lala hadlaha ahna Buluug, 3aad ee laga hadlaha ahna Cagaar fartana wada caddaan.

FG:
Micno ahaan marka aan kuu fasirayo 4 ta aan soo noqnoqon ee kala ah Aniga, Annaga, Isaga, Iyada maahane 8 dda kale ee
labo-labo u soo noqnoqonaysa ee kala ah: (ADIGA: 3,4   IDINKA: 6,7   IYAGA: 11,12   LABO: 5,10,) waan kuu sii fahfaahiyey oo
carabiga ayaan kuu hoos dhigay, Xusuusnawna Labadiinna iyo Labadoodu kalama laha Rag & Dumar

غَائِبُمُخَاطَبمُتَكَلِّم
12-iyaga11-iyaga10-labadooda09-iyada08-isaga07-idinka06-idinka05-labadiinna04-adiga03-adiga02-annaga01-aniga
هُنَّ هُمْهُمَا هِيَ هُوَأنتُنَّ أنتمأنْتُماأنتِأَنتَنَحْنُاَنَا
Dumar 2kabadanrag 2kabadandumar 2kabadanrag 2kabadan1 dumar ah1 rag ah
DAMIIRRADA AAN GAAR U ISTAAGIN
OON ADEEGSANAYNO Ficilka: gelis دَخَلَ
Waqti la soo dhaafay - مَاضِي - Past
12-way galeen دَخَلنَ 11-way galeen دَخَلُو 10-way galeen دَخَلاْ 09-way gashay دَخَلتْ 08-wuu galay دَخَلَ 07-waad gasheen دَخَلتُنَّ 06-waad gasheen دَخَلتُم 05-waad gasheen دَخَلتُمَا 04-waad gashay دَخَلتِ 03-waad gashay دَخَلتَ 02-waan galnay دَخَلنَا 01-waan galay دَخَلتُ
Waqti la joogo - مُضَارِعْ - Present
12-way galayaan يَدخُلنَ 11-way galayaan يَدخُلُونَ 10-way galayaan يَدخُلَانِ 09-way galaysaa تَدخُلُ 08-wuu galayaa يَدخُلُ 07-waad galaysiin تَدخُلنَ 06-waad galaysiin تَدخُلُونَ 05-waad galaysiin تَدخُلانِ 04-waad galaysaa تَدخُلِينَ 03-waad galaysaa تَدخُلُ 02- Waan gelaynaa نَدخُلُ 01- Waan gelayaa أدخُلُ
Waqti aan la gaarin - مُسْتَقبَل - Future
Damaa'irta waqtiga jooga ayaad ka hor marinaysaa: سَ ama سَوفَ Tusaale: Waan geli doonaa: سَأدخُلُ ٬ سَوفَ أدخُلُ , Waan geli doonnaa: سَنَدخُلُ ٬ سوفَ نَدخُلُ
DAMIIRRADA LAHAANSHAHA adeegsigu waa LAAM: لَ
12-iyagaa leh لَهُنَّ 11-iyagaa leh لَهُم 10-iyagaa leh لَهُمَا 09-iyadaa leh لَهَا 08-isagaa leh لَهُ 07-idinkaa leh لكُنَّ 06-idinkaa leh لُكُم 05-idinkaa leh لكُمَا 04-adigaa leh لكِ 03-adigaa leh لكَ 02-annaggaa leh لنَا 01-anigaa leh لي
DAMIIRRADA LAHAANSHAHA, adeegsigu waa: فِي
12-dhexdooda فِيهِنَّ 11-dhexdooda فِيهِم 10-dhexdooda فيهِمَا 09-dhexdeeda فِيهَا 08-dhexdiisa فِيهِ 07-dhexdiinna فِيكُنَّ 06-dhexdiinna فِيكُم 05-dhexdiinna فِيكُمَا 04-dhexdaada فِيكِ 03-dhexdaada فِيكَ 02-dhexdeenna فِينَا 01-dhexdeyda فِيَّ
DAMIIRRADA LAHAANSHADA adeegsi: عَلَي
12-korkooda عَلَيهِنّ 11-korkooda عَلَيهِم 10-korkooda عَلَيهِمَا 09-korkeeda عَلَيهَا 08-korkiisa عَلَيهِ 07-korkiinna عَلَيكُنّ 06-korkiinna عَلَيكُم 05-korkiinna عَلَيكُمَا 04-korkaaga عَلَيكِ 03-korkaaga عَلَيكَ 02-korkeenna عَلَينَا 01-korkayga عَلَيَّ
DAMIIRRADA KORDHIGAN oo mid walba sii raaco: إيَّا
12-Iyaga إيَّاهُنَّ 11-Iyaga إيَّاهُم 10-Labadooda إيَّاهُمَا 09-Iyada إيَّاهَا 08-Isaga إيَّاهُ 07-Idinka إيَّاكُنَّ 06-Idinka إيَّاكُم 05-Idinka إيَّاكُمَا 04-Adiga إيَّاكِ 03-Adiga إيّاكََ 02-Annaga إيَّانَا 01-Aniga إيَّايَ
دخلتُ دخلنَا دخلتَ دخلتِ دخلتُمَا دخلتُم دخلتُنَّ دخل دخلتْ دخلا دخلُوا دخلنَ
أدخلُ ندخل تدخل تدخلين تدخلان تدخلون تدخلن يدخل تدخل تدخلانِ تدخلون تدخلن
icraab-milkiyada