السلام عليكم ورحمة الله
مرحباً بكم زوارنا الكرام وتأملوا في قول الحكيم
إلزم طرق الهدى ولا يضرك قلة السالكين)
(واجتنب طرق الضلالة ولايغرك كثرة الهالكين
أهلاً وسهلاً بكم على صفحات نسائم الإيمانوسهلاً بكم على صفحات نسائم الإيمان
ref - Damaa'irta - LooxaMafaatioxda - sites-google
Wuu baxayخَرَجَ
Wuu galayدَخَلَ
Wuu garaacayضَرَبَ
Wuu cunayأكَلَ
Wuu eegayنَظَرَ
Wuu qorayكَتَبَ
Wuu tegeyذَهَبَ
Wuu aqriyeyقَرَأ
Goormuu yimid Cali?مَتَي جَاءَ عَلِىٌّ؟
Xaggaad aadday maanta?أَينَ ذَهَبتَ اليَومَ ؟
damiirrada ama magac-u-yaallada carabiga ee gaar u istaaga:
2 da hadlayaal ee hadalka dhahaya - مُتَكَلِّمَانِ
Anigaأنا
Annagaنَحْنُ
5 ta lala hadlayaal ee hadalka loo wado - مُخَاطَبُونَ
Adiga (1 qof oo dumar ah)أَنتَ
Adiga (1 qof oo rag ah)أنتِ
Labadiinnaأنتما
Idinka (Rag 2 ka badan)أنتم
Idinka (Dumar 2 ka badan)أنتن
5 ta laga hadlayaal - غَائِبُونَ
Isagaهو
Iyadaهي
Labadoodaهما
Iyaga (rag 2 ka badan)هم
Iyaga (dumar 2 ka badan)هن
Damiirrada ama magac-u-yaalladii oo ficilladii wata
2 dii hadlayaal
Anigu waan aqaan qasdigaaga (1 rag ah)أنا أعرف قَصدُكَ
Anigu waan aqaan qasdigaaga (1 dumar ah)أنا أعرف قَصدُكِ
Annagu waxan rumaysannahay qadaha iyo qaddarkaنحن نُؤمِنُ بالقضاء والقَدَرِ
5 tii hadlayaal
Adigu (1 rag) waad kartaa shaqoأنتَ قادِرٌ على العمل
Adigu (1 dumar) waad maal jeceshahayأنتِ حَرِيصَةٌ
Labadiinnu waxad tihiin ma kibrayaalأنتما متواضعتان
Idinku (rag 2 ka badan) mashquul baad tihiinأنتم مَشقُولُون
Idinku (dumar 2 ka badan) runlowyaal baad tihiinأنتُنّ صادقاتٌ
5 tii laga hadlayaal
Isagu wuu wanaagsanyahayهو طيبٌ
Iyadu waa deeqsiyadهي كريمة
Labadoodu waa labo macallimهما مُعَلَّمَانِ
Iyagu (rag 2 ka badan) waa macallimiinهم مُعَلَّمَونَ
Iyagu (dumar 2 ka badan) waa macallimiinهُنّ مُعَلَّمَاتٌ
2 da hadlayaal oo ku xiran ficilka
Waan qorayaaاَكتُبُ
Waan qoraynaaنَكتُبُ
5 ta lala hadlayaal oo ku xiran ficilka
Waad qoraysaa (1 nin)تكتُبُ
Waad qoraysaa (1 dumar)تَكتُبِينَ
Waad qoraysiin (labo qof)تَكتُبَانِ
Waa qoraysiin (rag 2 ka badan)تَكتُبَونَ
Waad qoraysiin (dumar 2 ka badan)تَكتُبنَ
5 ta laga hadlayaal oo ku xiran ficilka
Wuu qorayaaيَكتُبُ
Way qoraysaaتكتُبُ
Way qorayaan (labo qof)يَكتُبَانِ
Way qorayaan (rag 2 ka badan)يَكتُبَونَ
Way qorayaan (dumar 2 ka badan)َيَكتُبنَ