Carabi Aqris & sheekooyin gaagaaban. - FASALLADA DUGSIGA
وَقَفَ الطُّلابُ في صُفوفٍ مُرَتَّبَةٍ ، ثُمَّ خَرَجوا إلى حَقْلٍ قَرِيبٍ . أَخَذوا مَعَهُمْ غِراسَ التّينِ والخَوْخِ ، حَفَرَ الطُّلابُ الأَرْضَ وَزَرَعوا الغِرَاسَ ، ثمَّ سَقَوْها المَاءَ . عادَ الطُّلابُ إلى المَدْرَسَةِ مَسْرورينَ . أَخْرَجَ الطُّلابُ أَدَاواتِ الكِتابَةِ وَجَلَسوا بِهُدوءٍ ، كان ماهِرٌ يَجْلِسُ جِلْسَةً غَيْرَ صِحِّيَّةٍ ، فَقالَ لَهُ المُعَلِّمُ: إِذا جَلَسْتَ لِلْكتابَةِ فَاعْتَدِلْ في جِلْسَتِكَ ، وَاجْعَلْ بَيْنَكَ وَبَيْنَ الدَّفْتَرِ مَسَافَةً كافِيَةً ، وَحافِظْ على نَظَافَةِ دَفْتَرِكَ ، وَالآنَ هَيَّا نَكْتُبْ . Waxay u istaageen ardaydii safaf nidaamsan, kaddibna waxay u baxeen beer u dhaw, waxay qaateen abuurka tiinka iyo khookha, waxay qodeen ardaydii dhulka wayna beereen abuurkii, kaddibna waxay ku waraabiyeen biyo. Waxay ku laabteen ardaydii iskuulkii iyagoo faraxsan. Waxay soo bixiyeen ardaydii alaabtii qoraalka waxayna u fariisteen si deggan, wuxuu ahaa Maahir mid fadhiya fadhi aan ahayn mid caafimaad, wuxuu ku yiri macallinkii: "markaad u fariisanayso qoraalka sin fadhigaaga, una yeel dhexdaada iyo dhexda buugga masaafo ku filan, xafidna nadaafadda buuggaaga, haddana haye aan qorno".
كانَتْ أَمَلُ تَسِيرُ في سَاحَةِ المَدْرَسَةِ ، رَأتْ شَيْئَاً يَلْمَعُ ، التَقَطَتْ أَمَلُ ذلِكَ الشَّيْءَ ، فَإِذَا هُوَ سَاعَةٌ صَغِيرَةٌ ، أَسْرَعَتْ إِلى المُعَلِّمَةِ وَأَعْطَتْهَا السَّاعَةَ . شَكَرَتِ المُعَلِّمَهُ لأَمَلَ أَمَانَتَها ، وَقَالَتْ لَهَا : أَنْتِ تِلْمِيذَةٌ أَمِينَةٌ مُهَذَّبَةٌ . Waxay ahayd Amal mid socota bannaanka weyn ee iskuulka, waxay aragtay shey dhalaalaya, way qaadday amal sheygaas, markaana wuxuu yahay saacad yar, waxay ula degdegtay macallimadda wayna siisay saacaddii. Way uga mahad celisay macallimaddii Amal aamminnimadeeda, waxayna ku tiri: "Adigu waxad tahay Ardayad aamminad ah oo edeb leh."
يَشْتري أَبي الخَضْرَاواتِ واللُّحُومَ مِنَ السُّوقِ ، فَتَطْبُخُها أُمِّي طَعَاماً لَذِيذَاً، وَنَجْلِسُ إِلَى المائِدَةِ مَعَاً . ثُمَّ نُسَاعِدُ أُمِّي في غَسْلِ الصُّحونِ وَالمَلاعَقِ . مَا أَحْسَنَ التَّعَاوُنَ في الأُسْرَةِ ! Wuxuu ka soo iibiyaa aabbahay khudaar iyo hilib suuqa, waxay karisaa hooyadey cunto macaan, waxaanna wada fariisannaa miiska, kaddib waxaan ku caawinnaa hooyadey dhaqidda suxuunta iyo malqacadaha. maxaa ka wanaagsan iskaashiga qoyska!.
النَّحْلَةُ مِنَ الحَيْواناتِ النَّشِيطَةِ ، فَهْيَ تَقْطَعُ مَسَافَةً طَويلَةً مِنَ الصَّبَاحِ حَتَّى المَسَاءِ ، تَنْتَقِلُ مِنْ زَهْرَةٍ إلى زَهْرَةٍ ، وَتَصْنَعُ العَسَلَ الشَّهِيَّ الَّذِي يُحِبُّهُ الصِّغَارُ . Shinnidu waxay ka mid tahay xayawaannada firfircoon, iyadu waxay goysaa masaafo dheer min subaxa ilaa fiidka. Waxay u kala guurtaa min ubax ilaa ubax. Waxayna samaysaa malabka macaan kaasoo ay jecelyihiin saqiirradu.
المَاءُ ضَرورِيٌّ لِحَيَاةِ الإِنْسَانِ وَالحَيَوانِ والزَّرْعِ ، وَيَجِبُ أَنْ نَقْتَصِدَ في اسْتِعْمَالِهِ ؛ فَإِذَا وَجَدْتَ حَنَفِيَّةً يَسِيلُ مِنْهَا المَاءُ فَأغْلِقْهَا بِإِحكَامٍ لِتُحَافِظَ على المَاءِ . Biyuhu waa u daruuri nolosha insaanka iyo noolaha iyo saraca, waxaana waajib ah in aan dhaqaalayno isticmaalkiisa, haddii aad aragto tubbo ay ka shubmayaan biyo u xir si dhuuqsan si aad u xafiddo biyaha.
رَأى العامِلُ دُخاناً يَتَصَاعَدُ مِنَ المَصْنَعِ ، فَأَسْرَعَ إلى الهَاتِفِ واتَّصَلَ بِمَرْكَزِ الدِّفَاعِ المَدَنِيِّ . جَاءَ رِجالُ الدِّفَاعِ المَدَنِيِّ الشُّجْعَانُ ، وَأَخْمَدُوا الحَرِيقَ في مُدَّةٍ قَصِيرةٍ . شَكَرَ مُدِيرُ المَصْنَعِ رِجالَ الدِّفَاعِ المَدَنِيِّ والعَامِلَ . Wuxuu arkay nin shaqaale ahi qiiq kor uga soo kacaya warshadda, wuxuu u degdegey telefoonka wuxuuna la xiriiray xarunta difaaca shacabka. Waxaa yimid raggii difaaca shacabka ee geesiyiinta ahaa, waxayna ku demiyeen gubashadii muddo gaaban. Wuu u mahad celiyey maamulihii warshaddu raggii difaaca shacabka iyo shaqaalihii.
يَسْتَيْقِظُ الطَّالِبُ النَّجِيبُ مُبَكِّراً . يَغْسِلُ وَجْهَهُ وَيَدَيْهِ وَأَسْنَانَهُ . يَذْهَبُ إِلى المَدْرَسَةِ ، وَيَجْلِسُ في الصِّفِّ مُعْتَدِلَ القامَةِ ، وَيَسْتَمِعُ إلى المُعَلِّمِ بَأَدَبٍ . يُسَاعِدُ أُمَّهُ ، وَيَلْعَبُ مَعَ زُمَلائِهِ ، وَيَعُودُ إِلى البَيْتِ قَبْلَ غُرُوبِ الشَّمْسِ . Wuxuu ka soo kacaa ardayga Najiiba aroor hore. Wuxuu mayraa wajigiisa iyo labadiisa gacmood iyo ilkihihiisa, wuxuuna u fariistaa safka joog siman, wuxuuna u dhegeystaa macallinka si edeb leh, wuxuuna la ciyaaraa saaxiibbadiis, wuxuuna u laabtaa guriga kahor dhicitaanka qorraxda.
اشْتَدَّ الجُوعُ بِحَمَامَةٍ ، فَأَخَذَتْ تَبْحَثُ عَن طَعَامٍ ، فَرَأَتْ بُلْبُلاً في قَفَصٍ ، وَأَمَامَهُ طَعَامٌ كَثِيرٌ وَشَرَابٌ ، قالت الحَمَامَةُ : ما أَجْمَلَ حَيَاتَكِ هُنا ! قالَ البُلْبُلُ : وَلَكَنِّ الحُرِّيَّةَ أَجْمَلُ . Waxaa ku adkaatay gaajo qoolley, waxay billawday inay raadiso cunto, waxay aragtay bulbul ku dhex jira qafis, hortiisana tahay cunto badan iyo sharaab, Waxay tiri qoollaydii: maxaa ka qurux badan noloshaada halkan! Wuxuu yiri bulbulkii: laakiin xurriyaddaa ka qurux badan.
1 -  2 - 3


KURAADI
دروس الإبتدائية العربية