Dunida dhami ha ogaato dhibkii shalay dhacay ANIGAA ka dambeeyey, ANIGAA gardarrada lahaa, ANIGAA si xun u caytamay, ANIGAA xishoodkii ka tegey, ANIGAA aad iyo aad u liitey, ANIGAA qaladkaas weyn galay, ANIGAA dembiga dhanba lahaa, ANIGAA dagaalka dhaliyey, ANIGAA sababta lahaa, Sidaas darteed ha ila yaabin haddii aan ku eedeeyo waayo ANIGAA dulli ahaa, Rabbina ruux gardaran uma naxariisto.