02-12-2016 ifka
Ifka xalan walaashey, inan wada xiriirnaa,
haddey Eebbe amarkiyo, waajib ay ahaatoo,  marna aan la hurayn
asii ay Foys mayl, irdadeeda dhigatoo,
tiri qaado Amarkoo, Ruuxii i raadshee,
igu wacaya Telefoon, yuu Aagga soo gelin,

haddii aad u cabatood, welibana ku oysana,
oranee haddeer baan, Inkaar qabaha Tuuggaa,
aan xiri warkiisoon, Hilfahaan u qaadaa,
balse aysan fulinayn, ubaney dhaqaaqayn,
ama ay illoobee, Wadna qabadna uu yahay,
Aadane ma idiloo, waa Naaqus abidkiye,
Arrinkaa Arrinkina, intay keento Akhbaar,
Cudur daar ma arkiyo, wax baa saa ahaadee,
ma ay sheegto sababtoo, ooyintiyo cabashey,
indhahaa ku furtee,
 
Aryaa noo Islaamoo, Anigiyo Walaashey,
-------------

ma sidaan u arkey, amuuraha u arkeyn,
oo way xishoonee, ma aqbalin ka ganbee,
ma Ibliis aguugaa, amuuraha adkeynaya,
----
---
------

---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk