Xumaan ruuxa qaba, 09-09-2015
Xumaanlaydiyo, xaasidiintuba,
xumaan kala daran, kalana xagsane,
ruuxa xiimee, waalidkiis xima,
waalidna xiroo, habaar ku xammiyey,
dad xunuu xushaa, xigtadiisiyo,
xulkiisa karhaa,

Xumaan ruuxa qaba, oo xammeeyoo,
kuwo la xumoo, sidiisa xag jira,
Xagal ku xirtaa, 

------
---


---------------------
Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk