Xiddigaha, 20-05-2005

Xiddigaha ninkii tiri la yiri, soona tiri waayey,
oo Taag umaan hayo oreyn, taana laga quustay,
oo Muran la soo taagan iyo, toosiyaa aniya,
oo Soorta iyo Sahayda iyo, Sool kula wadaaga,
oon sina kaaga soconeynin oo, kuguna soo taagan,
Soomalaay Tallaahaan Ilaah, dhaarti toyanaahe,
taliyoo maxaa Daawa loo, toos inoo wadaya?

---------------------
Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk