Subaca isku daweeya, 11-1-2018-2335
Soomaaliyey dawadiinna la waayaye, anigaa sidaan u raadinayey Alle ii soo sahlay, oo idiin soo helaye ila arka.

Allaan idinku dhaarshaye soomaaliyey subaca isku daweeya.
qabiilka isaga daweeya, belo heluhu markuu idinku soo dhacaba, macaanka subaca soomaali u dhantahay soo xusuusta, BAL HALKAN DAY (5-Subac-Talaada-3GPP 40:18 Shucara226)

dadka kuu muuqdaahi ma wax la dilaa, subxaankee, ma wax dhiiggooda la iska daadshaa, haddii aad aad ugu sii fiirsato ma qabiilkaaga baa, maye dheh.

---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk