Rajadii la dhawraa, mar un bay rumowdaa
In kastoo la raagsado, lagu sugo Rafaad badan,
Rajadii la dhawraa, mar un bay rumowdaa.

TACLIIQ:

wuxuuse Rafaad kale, iyo Raamsi imanaa, goortaad rabbaysee, sidi Raxankuwaagii, Calafkaa ka roortee, reeruhuu ku xirraa, Raarkooda jiirtaa. oo Ruuxi aad Ehel, Ragaasley Adduunyada, Rafiiq noqon lahaydeen, Rucle aad ku dhaaftaa, -------- ---- --------------------- Max'ed Cabdi aamaguul@hotmail.co.uk