Qilaafkiyo sharta, 26-03-2016
Ruux hadduu qarribanyahee Ilaah, naarti u qorsheeyey,

qasdi iyo inuu doortay iyo, 
ihaaniyo haddii uu qisaas, qoorta gelinaayo,
Hadba labadays qilaaftuu harkii, Quud ka deyayaaye,

--------


---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk