Qabiiliiste Huuro, 26-01-2019
Qabiiliiste Huuro, Qabiilo u hiilshe,
Qarannimo Hooje, Qaraabo xasuuqe,
Qabuuro ku hoobshe, Quruun dhan Halaage,
Ibliis Hub u qaade, Hawshuu ka quustaba,
iyagow qalqaalshe.

---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk