Nasroy dad baa kugu nastoo, nolol haweysteene 16-10-2015
Nasra ShMud

iyadoo nashaad liito oo, noolku sii go'ayo,
nasroy qoomam baa kugu nastoo, nolol haweysteene,
Allaheen nasiiniyo ku sii, caafimaad nolola,
-------
---

---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk