Labadii Mitir, 28/06/2005

Haddaad Layrta raacdiyo haddaad, Samada laacdaaba,
Laba mitirya Leebkii Wed baa, lama huraankiiye,
Qof kastana Lurkuu geystey baan, lugu labeyneyne,
inta Neeftu laallaabanee, Labaca meeleeya.
---------------------
Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk