Idinkaa yaboohsha 29-07-2005
Inkastoon yasiir leeyihiyo, Eebbe iga yeela,
imtixaanno yaab lehaa beryahan, igu yabaallaaye,
idinkaa yaboohshoo Tabliiq, Diinta yeeriya e,
oo Yoobakiyo buul yar iyo, Yeed ku baahiya e,
in laydiin yasiro Yoomka qoom, soo yadaadumayo,
Yaasiinka ii kaashadiyo, Yaaqa dawadiisa.
---------------------


Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk