Haweenkaan hormuudkaa, 24-02-2018
Haweenkaan Hormoodkaa, Ha'deennii Qur'aankiyo,
Kitaabkuu Hanfuurkiyo, Rag ku sheeg halleeyeen,
keligood habeynaya, Haadi'ow ka ilaali,
Habaarqabe nimeedoo, dhibka ula haliilaya,

hadhowtana qiyaamaha, Heerkii Rasuushiyo,
Hanaddadii saxaabiyo, Fardawzadaadi u hoy.
---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk