Hantiyey macaan, 12-12-2015
Hantiyey macaan waa middaan, Hooy lagaa orane,
waa middaan Haduur xaasid iyo, Huube kaa xirane,
waa miduu Haaddigii lahaa, Hoosta kuu dhigo e, ---
waa middaan Hamshaar weyne iyo, Huufe kaa rarane,
waa middaan Hanfade waalan iyo, Heelley kaa sidane,
----------------------------------
Hantiyey macaan waa middaan, hoy lagaa orane,
waa middaan huduur xaasid iyo, huube kaa xirane,
waa midda u haaddigi lahaa, hoosta kuu dhigo e,
waa mid heyrliyo heelleey, 

waa middaan Hamshiir weyne iyo, Huufe kaa rarane,    xirane
waa middaan hanfade waalan iyo, heelley kaa sidane,

waa heelley iyo heyrle xumi, 


---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk