Garba duubka Guur, 12-04-2016
Garba duubka guur lagu hayiyo, Gawsa jebintiisa,

Maxaa gabar gidaarrada fadhida, guur u ololaysa,
misna uu xishood gaabiyoo, gaabso yiri naaya,
Maxaa gaban sidoo kale gubtoo, guur u ololaaya,
misna uu xishood gaabso yiri, yaadan ceeb gurane,   ceeb ha gololayne
ama uu qabkiis gaabiyoo, guurka uga soonshay,

mid kastaa hadduu guran lahaa, guurka mirihiisa,
oo gabadha ama gabanku uu, heli geyaankiisa,


nin bay goobi iyadoo isagu, gabar ayuu goobi,
waa waxa geyaannada dhimoo, guurka xakameeya,
ee 

---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk