Gabaaraa geddiyaay, 01-05-2017
Gabaaraa geddiyaay,  

Gaagaaleyntaad, Gardarrada ka guboo,
yaan lagaa gar helin, ugu gashay gulufkeed,

Gef yaroo kaa dhacay, Namaam Gawsa weyniyo,
kuwa gura Wararkoo, waxaad uga Gol lahayd,
Gabaaraa geddiyiyo, Jaahil haw gacan gelin.  


Girgiraha intuu shido
---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk