Feera weyn ha faraxdo, 30-10-2017
Farmaajaa la ridaa, khayrrana la foocine,
inta Fuudka haysate, futadoodu weyntahoo,
faaquurta yurub iyo, feera weyntu ha faraxdo,

intaan fiiqsan quudkana, Far ka naxa ha waddiyo
Allow Farmaajo noo daa,

Wallee ----------------
---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk