Dhergo oo dhergo, 23-02-2018
Qof hadduu dhergana oo dheroo,   Dhinac u weynaado,
misna Diin dhacaysoo saxee,  arag dhambaalkeeda,
Caqligaa dhufaanaysma oo,  Dhoobo ka gashaaye,
oo Dhimirki garashada ayuu,  Dharab ka fuulaaye,


---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk