Dhar baan sitaa misna qaawanahay, 27-06-2016
Dhar baan sitaa, misna qaawanahay,
Qaran li'iyan ka cawdaa, misna aan dunshaa,
Xumaantaan ka cawdaa,  misna beerayaa,
Qabaliyaan ka cawdaa, misna korinayaa,
Midnimadaan jeclahay,  misna baaba'shaa,
Islaamkaan ku faanaa,  misna sumcad dilaa,

---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk