Dhalanteedka jeceley, 07 Sept 2015
In yar oonan dhugan oo, Dhaayahaygu qaban oo,
dhabanaysa mooyee, Soomaali dhimir laay,
Dhabta ciil u qabtaay, dhalanteedka jeceley,

wixii dheefinayiyo, ruuxaw dhimrinaya,
intii aysan dhuganninba, dhawaqooda necebey,

wixii dhuunta goynaya, dhaafinaya noloshana,
intii aysan dhugannimba, dhawaqooda jeceley,

-------
-------
-------

---------------------
Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk