Dhaandhaanno dhimatay, 27-06-2018
dhaandhaanno dhimatee mar hore, qaadku dhego beelshay,
ee rixinki dhaawee dhawaan, naarti loo dhigayo,
reer dhegoole sheekh baan rabnaa, inan dhabbaynaaye,  dhammaynaaye
oon dhamasyo saarsaarno iyo, qoray dhashiikaahe,
aruuriya dhaqaalahan rasaas, dhoombir iyo Hooto,
iyo---, dhebi ku iibsayno !!!
hubka 2dhiciyo ma arxamaha, dhaaw dhawdhawdu yeerto,
---, dhaawan oo uraya







---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk