Dayr isugu faana, 21-08-2018
JAWAABTA MAANSADA DAAROOD KU FUUL:
War Dir iyo haddaad Irir tihiin, ma anan diideene,
Dab qaraabo idinkoon ahayn, haysku soo darine,
Anigaaba kaa diir xigoon, duray wadaagnaaye,
Doonbiro dirkii ay dhashoo, duuban baa nahaye,
Dad is raba inaad kala dishaan, waa habeen dumaye,
Adunbaa dorraad nagu lahaa, duul kalaan ahaye,
Durriyaddaydun noo sheegateen, diide maantana e,
Doolaaladii iyo Shariif, duubte Caliyow e,

jawaab:

Doombiro dhashaa ama Dir iyo, Dihayey daaroodba,
gebigiin dir aabbaad tihiin, Hooyo daahira e,
oo nasab laysku daaho iyo, dhalasho dooggeeda,
dirham qura midkiin kiisa kale, --------
Dirham qura ma dheeroo midkiin, kaa ma dooriyo e,


Dhan kaleeto isu duuriyoo, daan isula aada,
oo kartiyo dadaal dheeri iyo, doolar la xamaalo,
ama Diin badniyo qurux qofeed, dabci wanaaggiinna,
ama daaro Dabaq fooqa iyo, Deyr isugu tooqa,
docyowgaas isugu faana iyo, Duni warkeedaase,
Nasab iyo abuurtii Alliyo

ee labaan is dooraynin oo, 

------------------------, dood isugu faana,


---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk