Ciisow si gabay loo curshaa, 16-10-2018
wiilyohow caddaawhi beddelay, caanka ku ahayde,
wanqalkiisi Ciisena an bixin, caado dhaqankeede,

wiilyohow caddaawihi beddeley, Cirifke guudoole,
ilaa Ceelki Xararadheere 

Ciisow si gabay loo tirsaa, may culays yara e,
Canyayuus si loo cuno ayey, Camal wadaagaane,
Cajuusadi la yiri reerki baa, Ceelki tegey maanta,
ee tiri anaa Ciil qaboo
mar haddii 
ka cad gooso waa taad xishood, ugaga caagtaaye,



---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk