Cabdulmaalik muuse, 28-03-2017
Cabdulmaalik muuse iyo kuwaad,  ----------------
waa wixii siyaad cayrshey oo, laagos u cirdeeyey,
ruuxa -----,     yow
caadil iyo haddii aad xaqiyo, ceebta ka xishoonin,
ood cadaabtiyo ciridda iman, ---- rumaysnayn,
carrabkaagu goortuu engego, iyo candhuuftaadu,
cishadaada sugo geeri waa, lagu carraabaaye,
qodobbada ibliiskiyo caqliga, cadawgu kuu meershey,
macallinkii akhlaaqdee -----
shaarub weyni muqayili inuu,    ----
shaarub weyne calaqyada cabee, cunaya xaaraanta,
oo cid kale ku raallini gelaa, caasinnimadiisa,
isagiyo ceebeeye diin, culummo shaydaanka,
cuuryaamin diineed ayey, calan u saarteene,



waa sunnada cinaadley adduun, caanka ku ahayde,
cabdiyow ---
walaalkeen calaan ahe -----
calanley giddaafada dhex taal, cudurradaa faafa,
caasimad nin leeyahay ayuu, camal ammaanaaye,
sababtaa calaannima baddee, hoos u celinaysa,
oo ficiis u dullaysanayo ---
doollar u raraa cisha nool isna qashin iyo qoryo, ----
diracyada miirow awadaay ----
waa jaadka uu cuni harkii, labo canleynaaya,
haw caroon naftiisuu geboo, cisha salaadayne,
kii cisha salaadana cilmiga, diinta ka carrawye,
samir yeelo caadil baa ku siin, -------------
---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk