AFEEF HORE ...

Ilaahow Haaddii,  hadda oon Beenley,
Adduunyadan Hayrley,  Hoganayon joogaan,
Afeef hore dhigan oon,  Maalintaan Har kaliyo,
Hoos kale jirin baan,  kaa sii Hoos galay.

ee Allow Haaddii,  igu biiri Horintaad,
Firdawza u hoysood,  AlKawthara Halkeediyo,
haleeshiido Nabigii.

---------------------

Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk