Reer waxay ahayd, 25-02-2018 facebook
Soomalidu runtii
Reer waxay ahayd,  Dhaqan raagayloo
Rayidoor hagoo,  Ku rabbaysan Diin

Reer waxay ahayd,   haddii rabash dhexmaro
Rug caddaa xushoo,  Rogrogoo dhibtaa
Xal u raadiyoo,  Ruux kale u geeyn

Reer waxay ahayd,  marka guul la rabo
isku raacda talo,

Reer waxay ahayd,  Cadawgii la raba
inay jirin rugtood,  Riddadawga turin,  Riddada uga tudhin vvvvv

Maanta waxa rafaad,  ka ku riiqayee
Raad aayaliyo,  Rajo loo la'yahay
Rag xun baa u kacay,

Ceebta waxa ku raray,  Ilko raamsi iyo,
Rudid doonayiyo,  Rishwo iyo Calool,
Xaaraan lagu ridiyo  -------------
Raxan tuugo iyo,  Rag xun baa u kacay
---------------------
Max'ed Cabdi
aamaguul@hotmail.co.uk