Maxay mooradoodii u tahay Marin dugaag joogo? 19-10-2018
Mudul iyo maxaa madar ka dhigay, magane meel ceeba,
maxay Mooradoodii u tahay, Marin dugaag joogo,
Maandhaafka kaligii murdiye, Mirihi uu reebay,
Magookii ka baxay bay cuneen, Madax adayggooda.

JAWAAB:

MUDUL IYO WAXAA MADAR KA DHIGAY, MAGANE MEEL CEEBA, CILMI KUMA IMAAN MAGAC QABIIL, MEESHA LUGU KEENYE, WAXAY MOORADOODII U TAHAY, MARIN DUGAAG JOOGO, MA RABNEY YIREEN SHAARICIYO, MAWLE AMARKIISA, OO MEESHA NOO ROON NAQAAN, QORAN DASTUUR MOODA, MAR HADDEYBA DOORTEEN KUWAA, MIDAWGA SOOMAALI, SOW INAY MUGDIGA MEGEN GASHOO, MAYD MARTIDO MAAHA? JIMCO MUBAARAK. --------------------- Max'ed Cabdi aamaguul@hotmail.co.uk