Dardaaranka Da' yarta
Waxaan da'yar tayda, dardaaran u siiyay,
haddii boqol dawlo, duleedka la keenao,
haddii midba daaye, sagaal nin la doorto,
haddaan digdigtooda, danteena ka wayno,
biyaha fadka duuban, dushiisa ka muuqda,
kuwaa docda yaalla, u daadini mayno.