Beelaha ha kala dilin
Ina biixiyow joog, belo lama aloosee,
boobkiyo fitnada daa, beelaha ha kala dilin,
benderkaa hargayseed, bad u raadinaysaa,
bogga awdal selel, Biyo looga dhaanshaa,  ---
waxa iga billaahiya, inaan kaaga ba'ayee,
berberiyo dhul kale aad.