Godin Geed wax yeeshay, from FB 23-09-2017
Gudun geed wax yeeshuu ku yidhi, ima gamuunteene,
gobolkay inuu kugu jiruu, nabar igaadhsiiyay,
ooy guntaydu Kala way vs any a hay, waan gar waaqsadaye, ---
anigana geddaasoo kalaa, layga garanayne,
gaashaan qaado waan leeyahiyo, geeddan diriraaye,
gar yaqaanno la igama badshiyo, geesi taliyaaye,
aqoon yahan wax gooyana anaa, ugu gol roonaaye,
intaayoo go San wada cuskada, cidi ma gaadheene,  ---
goolaaftan hoosaa jiriyo, sheeko guluceede,