Kun jeen waano ku siiyey & Abwaan Axmed Siciid Diiriye (Af-guriye)

MP3 - YOUTUBE Kumbul kumbulloowa, Kumbullaala caddoowa, kun jeer waano ku siiyey, kaftan kuugu marriimay, kuugu kaydshey maahmaaho, waxba kuugu kordhi waaye, sheekh karaamo leh loo teg, kuhaan weyn laga faali, makaraanno laguu xir, shaasha kaa kari waaye, anna kaartiyo joog iyo, ka daa wayga dhammaatoo, kalaam laysku yiraahdo, kir quraa igu hadhay, taana kaah iyo maanta, middaydaan ku kaxaysan. Toos u daawo Abwaanka - ref