Heshiis la ahaw waqtiga & Abwaan Axmed Saciid Diiriye (Afguriye)

Xasan Daahir Ismaaciil - Weedhsame Abwaan AF-GUDHIYE waxan ka qoray: Haddaan han yaraan lahaa, kor baa la ii hayn lahaa, haddaan habrashada aqaan, dadkaan u horrayn lahaa, xaqayga haddaan ka hadho, waxan heli laa mid kale, hagaagaan doonayaa, hayaankaA dib ii dhigee, naftaydaay hoos u hadal, haye-da baro iyo qushida, heshiis la ahow waqtiga.!!