| HORDHAC | nasabkiiscw | abraha | zamzamka | dhalashadiiscs | Baxiira | 6-guurkiikhadiija | 7-dhisidiikacbada | 8-soodiriddiiscw | 9-dadkiidiintaugusohoreeyey | 10-muujintiidiinta | 11-dhibkiisaxaabada | 12-daartiiarqam | 13-hijradiikowaad | 14-hijradiilabaad | 15-utegiddiiabiidaalib | 16-dhibkiiqurayshscw | 17-islaamiddiixamza | 18-islaamiddiicumar | 19-ergadiiqurayshescw | 20-cunqabatayntiirerhashim | 21-geeridiiabiidaalib | 22-geeridiikhadiija | 23-dhibkiireerdaaif | 24-dheelmiskii | 25-muminiintanrermakaahayn | 26-islaamidiireermadiina | 27-baycatulcaqabadiikowaad | 28-baycatulcaqabadiilabaad | 29-hijradiisaxaabadeemadiina | 30-hijradiirasuulkascw | 31-walaalayntii | 32-heshiiskiiscwyuhuudimadiina | 33-dhisiddiimasjidkascw | 34-heshiiskiiubayaiyoquraysh | 35-fasixiddiijihaadka | 36-bilaabidiidulamadajihadka | 37-badarqkowaad | 37b-badarqlabaad | 37c-badarqsadexaad | 37d-badarqafaraad | 37e-badarshanaad | 38-duulaankiibaniisulaym | 39-shirqoolkiiscw | 40-balanbixiiqaynuqaac | 41-duulaankiisuwayq | 42-dilkiikacabbinuashraf | 43-duulaankiidiiamariyobaxraan | 45-ilaaladiseydbinuxaarith | 46-uxudqkoowaad | 46a-uxudqlabaad | 46b-uxudqsadexaad | 46c-uxudqafaraad | 46d-uxudqshanaad | 47-dulamadiiuxudkuxigey | 48-mugdigiirajiic | 49-murugadiibirumacuun | 50-duulaankiibanuunadiir | 51-najdiiyobadartiilabaad | 53-duulaankiiduumatuljundul | 54-duulaankiiaxzaab | 55-duulaankiirerbaniiqurayda | 56-dilkiiabuuraafic | 57-ilaaladiimbinumaslama | 58-duulaankiibanuulixyaan | 59-israacraaciiilaalooyinka | 60-duulaankiibaniimusdaliq | 61-beenabuurkii | 62-ciidankiikuxigeybaniimusdaliq | 63-heshiiskiixudaybiya | 64-waraaqihiiscwdiray | 65-duulaankiidiiqirad | 66-dagaalkiikhaybar | 67-duulaankiidaaturiqaac | 68-ilaalooyinkiidaaturiqaackadib | 69-cumradiilasooqaleeyey | 70-ilaaloyinkicumratulqadaakadib | 71-dagaalkiimu-ta | 72-ilaaladiidaatusulaasil | 73-duulaankiifatxumakka | 74-dagaalkiixunayn | 75-ururintiizakada | 76-dhaqdhaqaqyadiidaaifkadib | 77-duulaankiitabuuk | 78-xajkiiabuubakar | 79-sanadkiiwufuudda | 80-xajjatulwiddaac | 81-ciidankiiusaama | 82-geeridiirasuulkascw | 83-haweenkiirasuulkascw | 84-sifadiirasuulka

75- URURINRII ZAKADA

Markii uu Rasuulku SCW ka soo laabtay duullaankii Fatxu-Makka iyo kuwii ku xigay ee Xunayn iyo Dhaa'if wuxuu yimid Madiina. Muddo yar markii uu joogay ayuu bishii Muxarram, sannadkii 9aad ee hijriga diray rag asxaabtiisa ka mid ah si ay qabiilooyinkii muslimiinta uga soo ururiyaan Sakadii, wuxuuna u kala diray sidatan:

Cuyayna binu Muxsin wuxuu u diray reer banii Tamiiim, Yasiid binu Xuseyn wuxuu u diray reer Aslam iyo reer Qafaar, Cubaada binu Bishir wuxuu u diray rer Suleym iyo reer Musayna, Raafic binu Mukayth wuxuu u diray reer Juhayna, Camar binu Caas wuxuu u diray reer Banii Fasaara, Daxaak binu Sufyaan wuxuu u diray reer bani Kulaaba, Basiir binu Sufyaan wuxuu u diray reer banii Kacab, ibnu Lutbiya Al-asadi wuxuu u diray reer banii Dibyaan, Muhaajir binu abii Umaya wuxuu u diray reer Sanca, Siyaad binu Labiid wuxuu u diray reer Xadramawt, Cadiyi ibnu Xaatim wuxuu u diray reer Dii'i iyo reer banii Asad, Maalik binu Caasim wuxuu u diray reer banii Xandhala, Sibriqaan binu Badar iyo Qays binu Caasim wuxuu u diray reer banii Sacad oo ninba jiho ayuu u diray, Calaa ibnu Xadrami wuxuu u diray reer banii Baxrayn, Cali ibnu Abii-dhaalib wuxuu u diray reer Najraan si u kuwa muslimiinta ahna sakada uga soo qaado kuwa aan ahayn jisyo uga soo qaado. Raggaan Rasuulku SCW ma uusan wada dirin bishii Muxarram ee way kala dambeeyeen.