Siira Faahfaahin details
http://www.addacwah.com/index.php/duruus/91-siiro

01-

02-

03-

04-

05-

06-

07- 02:50 nabigu scw wuxuu diray calaa-ic (kooxo) 1- in tahdiid lagu sameeyo quraysh jidkay marto tijaaradii  yaman, & shaam (shimaalka waqooyi) oo ay madiino ka xigto maadaama ay hantidii muslimiintoo dhan dhacay, 2-muxaalafaad lays kaashado & muwaadacaad lays nabad geliyo siday qurayshtuba iilaaf u samaysteen, 3-muujin xoogga muslimiinta laga baqo halkii shalay la eryanayey, mushrikiinta & yuhuudda madiino joogta, 4-barasho waddooyinka & dhulka, 5- digniin quraysh moodin sidii hore, 1-sariyatu sayful baxri soddomeeyo xamza ibn c/mudalib, u dhow alciid oo u dhaxaysa yumbuc & marwa, kana hor tegeysay qaafiladii abuujahal wedey ee shaam ka timid, dagaalna ma dhicino waxa kala dhex galay majd ibn camar aljuhani oo labadaba heshiis kula jirey, 2-sariya cubayda ibn xaarith ibn mudalib lixdameeyo muhaajiriina si ay ciidan yaroo abuu sufyaan watey raabuq ugu gaaraan waa lays yar gamuun tuurtuuray oo keliya, 3-sariyatul al-qarraab 20 nin sacad ibn waqaas wato rabey inuu safar quraysha soo qabto iyaguna maalintiina way gabban jireen habeenkiina socon jireen, saxaabaduna gaareen iyagoo shalay oo kale qarraab maray, 4-gazawtul abwaa  ama gazwatu waddaan oo ah 2 meel oo isu dhow oo ilaa 8 mayl isu jira oo maka & madiina u dhaxaysa lkn madiina u dhow oo 24 mayl u jirta. gazwadaas oo ah oo ahayd tii 1aad ama ugu horreysay ee nabigu csw u baxo, halka zayd ibn arqam bukhaariga ku tilmaamayo inay ahayd gazwatul cushayra ahayd tii u horreysay balse ibn kathiir ku jamciyey inay ahayd tii u horreysay ee zayd raaco, gazwada abwaa ama waddaan dagaal ma dhicine nabigu scw wuxuu heshiis muwaaddaca ah la galay qabiil meeshaas degganaa oo banii damra la yiraa, 5-gazwatu buwaad ama rabwa (2 meelo isu dhow) o nabigu csw oo ilaa 200 saxaabi wata u baxay rabwa oo yunbuc u dhow, safar la qaban rabeyna way baxsadeen,  6-gazwatu safwaan on dib ka tilmaami doonno kurus ibn jaabirul fihri oo mushrikiinta ka yimido madiino duleeddadeeda yimid (ama beder agaheeda sd culummadu u bixiyeen badaru sugraa) xoolo dhacay oo la cararay lana garin oo baxsaday, 7-gazwatul cushayra oo ciidan safar ah oo shaam ku socdey lagu soo qaban rabey iyana way baxsadeen lkn qabiilka banii mudlij ayuu nabigu scw heshiis la soo galay, 8-sariyatu nakhla wixii ka horreeyey waxay ahaayeen is tuur tuur & raacda raacdo ee oo tii ugu horreysay ee cid lagu dilo waa sariyatu nakhla, cabdillahi ibn jaxash iyo 12 kale ama dhawrya toban kale ama 8 nin ayaa nabigu scw rajab dabayaaqadeedi diray si quraysh loogu tilmaamo inaan tahdiidku xagga shaam keliya ahayne, in xitaa safarradooda yamaneed tahdiid lagu samayn karayo, loona diray inuu warar ka soo uruuriyo, nakhla waxay u dhaxaysaa daa'if & makka, waraaq nabigu u dhiibo ku yiri markaad meel hebla marayso fure aqri, wuu furay wuxuuna yiri ninkii shahaado rabaana ha ii raaco nakhla, ninkii kalena xur buu u yahay inuu iska laabto way wada oggolaadeen marka laga reebo sacad ibn waqaas & cutba ibn gazawaan oo neefkii geel ee ay wadaagayeen uu ka lumoo u haray, markay nakhla tageen waxay ku soo baxeen 4 nin oo qureysh reer makaa oo xoolo wata aakhirkii rajab oo ashhurul xurum ka mida, taasoo ka mida waxyaabuhuu nabi ibraahim ka tegey carabuna weyneyn jirtey oon in la dagaalo bannaanayn hadduu daayana xaramkay ka gelayaan oon dagaal loo oggolayn, waxay ku wada tashadeen inay dagaallamaan oo aysan xaramka ka gelin, nin way dileen (camar ibn xadrami), ninna wuu baxsaday, 2 maxbuus & xoolihiina way wateen, nabigu wuxuu ku yiri anigu dagaal idinma farin, xoolihii waa la hayaa & 2 dii nin, quraysh oo awelba dacaayad waddey oo yiraahdaan diintii tolkooday ka baxeen, waa rabshoolayaal, rixinkay gooyaan, inan & aabbihi bay isku diraan, fursad bay heleen, 23:45 waxa gaaladu samaysay wax muslim sameeyey ma jiro.

badar horteed waxaa soo degey nusuus jihaada, qibla beddel, maka markii la joogey baytul maqdis u jeesan jirey 16 bil ama 17 bilood.
34:00 billowgii asbaabtii gazwatu badarul kubraa, abuu sufyaan oo gazwatu cushayra baxsaday soo noqodkii uu shaam ka soo noqday abuu sufyaan ciidan yar oo 30 ama 40 tameeyo, xoolo lagu qiyaaso 1000 awr ama rati oo sidey 50,000 diinaar, 1 diinaar = 4.25 grm dahaba, markaa waa 212 kg dahaba. 

08- weli gazwatu badar ayaa socota.

09- weli gazwatu badar ilaa 21:00, kadibna qisas dhibkii quraysh badar ka qabsaday, qaa'imiintii rajiic ee ay iibsadeen khubayb & zayd ibn dathar, 34:00-45:40 gazwatu yuhuuddii banuu qaynuqaac oo badar kadib ahayd shawaal, gazwaatul xisaarul iqtisaadi, 46:13 gazwatu qarqaratul kudur ee qabiilkii reer banuu sulaym xoogaa ciidana soo ururiyeen balse ciidan nabigu scw u diray ka carareen oo xoogaa ganiimaa laga soo helay ilaa 500 halaad, gazwatu dii amar muxarram ka dhcday Najd oo gadafaan ay degto nabigu scw hal bil ku maqnaa dagaalse ka dhicin, gazwatul baxraan iyadana dagaal ma dhicin, gazwatul garada, kulligood waxba dagaala kama dhicine keliya tahdiid safarrada ayey ahaayeen oo waddoonyinkaa laga xirayey, 48:30 taasoo keentay gazwatu Uxud 

10- weli waxa socda gazwatu uxud ilaa 1:07:30. ---------------------------------------------------

11- 00:00 .. 10 kii saxaabi xaadib ibn thaabit & khiyaanadii 200nin, iibkii khubayb bn caddiy ibsaden rer banu xaariyh & Zayd bn dathina
    10:20, 70saxaabi madax Mundar bn camar & dalabkii abu darraa caamin bn maalik & khiyaanadii caamir bn dufayl, qabiladisu inay dhaqso u raacinu ka baquu wuxuu u yeertay rer bn sulaym siiba (rical,Dakwaan,laxyaan,cusayy), ---- 2 nin o uusan ogayn in heshiis nabigu kula jirey sii dilay ama dhawr, 11,18:50, 30 maalmood nabigu qunuut ku habaarayey  dagaalkii baaqdee 2500 abu sufyaan & 1500 nabiga scw, 

sanadkii khamrada, xijaabkii
11,22:50 Gazadii Reer Banuu Nadiir
11,38:45 Gazwatul musdalaq kdb labadii dhacdee ahi bn uby, labadi shaqaale jeexjeex gafaariy muhaajiri & sinaan bn wabaril juhani ansaari

12- 00:00 ilaa 25:00 .. xadiithul ifki, 29:10 gazwatu banuu musdalaq (qabiil ka tirsan guzaaca) ama gazwatu muraysiic (ceelkay ka cabi jireen), juwayriya bin xaarith bin abii daraar oo uu qaybta u helay thaabit ibn qays bin shamaat mukaataba la gashee nabiga scw iga bixi tiri, 31:40 ilaa aakhirka 58:54 gazwatul axzaab ama khandaq, 

13- weli socda khandaq, 13:50, (NB: banuu qaynuqaac o badar kdb la kiciyey & banuu nadiir oo uxud kdb la kiciyey heshiiskii xilfiga jebiyey darteed)  50:50 ilaa aakhirka 58:21 banuu qurayda oo heshiis jebiyey khandaq kdb dagaal lagu laayo keensadeen,

14- weli banuu quraydaa socda oo khandaqa sababsaday, 21:00 thumaama bin aasaal duqii reer banii xaniifa ilaa 11:50, haddana fro 21:00 ilaa 28:00, kadibna saraayaat badane ka mid tahay sariyatu khabad sanadkii 8aad (khandaq & xudaybiya dhexdooda) ee nibiriga la cunayey bil, 33:40 qisada curayniyiin ee qabiilka cukal & curayna ee kaadida geela & caanaha, 12:00 saraayaat yaryar 7 ilaa 8 + dilkii sallaan ibn abii xuqayq (abii raafic) ilaa 19:30, 25:35 maxamad ibn maslam, kdbna, 38:30 sulxul xudaybiya ilaa aakhirka 59:56,

15- weli socda sulxul xudaybiya, 1:18:40 khaalid binu waliid, camar ibn caas daahiyatu carab oo ahaa 2 dii nin ee saxaabadii xabashida raacdeeyey kii hogaaminayey o islaamay lkn shardiyey inaan dembigii hore loo qaban, kdb xiriirkii caalamka & waraaqihii ilaa 8 ahaa sida boqoryooyadii roomanka ee qaysar, xabashida, muquqaskii masar, yamaama, boqortooyadii cummaan, boqoryooyadii dimishiq, 

16- weli xiriirkii boqortooyinka ilaa 10:29, gazwatul gaaba ama dii qarad & salama ibnul akwac, (29:50 caddayn sheeka khuraafaadka awliyada), 31:00 qisadaa salama bin akwac 3 habeen kdb waxa dhacay gazwatul khaybar oo, abuu hurayraa ku soo dhex islaamay, abii muusal ashcari & jacfar ibn abii daalib, guurkii safiya bin xuyey ibn akhdab, xabashida ka yimideen, 1:00:20 suntii ama sumayntii nabiga & saxaabada sumaysay sallaam ibn mishkab, 1:00:46 hiraql & abuu sufyaan, hadiyadii diraql siiyey saxaabigii quddaacu dariiqii qabiilkii judaam ee boobtay & ciidankii loo diray 1000 geela & 5000 ariya laga soo qaaday balse nabigu u celiyey heshiis hore awgiis, 1:26:36 warqadii kisra madaa'in (beershiya) warqaddii googooyey jeexjeexay, nabiguna habaaray,

17- dhammaadkii gazwatu khaybar, gazwatu fadak, waadil quraa, taymaa, 05:00 codka hoos u dhiga, salaaddii subax oo saxaabada ka tagtay, 06:38 gazwatu daati riqaac, 11:40 seeftii nabiga & reer miyigii, 13:10 ninkii gamuunka fallaarta saxaabigii salaadda dukanayey, 18:00 saraayaad badan, 18:35 cimradii ballantii sulxul xudaybiya

18-

19-

20-

21-, -------, 30:10 gazwatu mu'tah (dagaalkii ugu dadka badnaa intuu nabigu scw noolaa), mu'ta waa magaalo yaroo shaam ku taalla, baytul maqdis ayey marxalataan u jirtaa

22- 00:00 Gazwatu Fatxumakka

23- 00:00 Gazwatu Xunayn

24-

25-