30 Beri ku baro Qur'aanka Kariimka ah
Haddii aad rumaysan la'dahay cinwaanka kore bar eeg qoraalkan hoose:

- Musxafka aqriskiisa loo badanyahay waa 302 warqadood (604 bog).
- Qur'aanka oo 30 Juz ah, Juzkiiba waa 10 warqadood.
- Boggii waa 15 sadar ama layn, markaa warqadda oo 2 bog ahi waa 30 sadar.
  SD 302 warqadood oo min 30 sadar ahi waa 9060 sadar, Bisinka iyo haylaatkiisa ka korreeyaa waxay buuxiyaan 2 sadar booskood, qur'aanku waa 114 suuradood oo 113 Bisin leh, markaa 113 x 2 = 226 sadar, marka sadarradaas dib loogu rogo warqado waa 226/30 = 8 warqadood oo wax yar dhimman, markaa haddaad 302 warqadood ka jarto 8 warqadood waa 294 warqadood, markaa iskaba buuxi 300 wrqd / 30 beri = 10
qofkii maalintii barta 10 warqadood, waa 10 x 30 = 300, markaa qur'aankii wuxuu ku dhammeeyey 1 Bil oo keliya.

604 bog x 15 sadar = 9060 sadar
113 bisin x sharaxiisa oo buuxiyey boos 2 sadar u dhigma, waa 113 x 2 = 226 sadar, markaa ka jar 9060 - 226 = 8834 sadar

8834  / 7 wrqd   = 1262 beri = 42 bilood = 4 sano iyo 6 bilood
8834  / 14 wrqd   =  631 beri = 21 bilood = 1 sano iyo 9 bilood
8834+1 / 15 wrqd  =  589 beri = 19 bilood = 1 sano iyo 7 bilood
8834  / 30 wrqd   =  294 beri = 7 bilood & 24 beri
NoHaddaad maalin kasta xafiddoWarqadoodwaxad ku wada xafidaysaaisuQaybinBeriBilBeri
110300/1030=1
25300/560=2
34300/475=215
42300/3100=310
53300/2150=5
61300/1300=10
70.5300/0.5600=20
80.25300/0.251200=40
NB:
lambar 7 waa warqad nuskeed (15 sadar) oo noqonaysa 20 bilood oo ah 1 sano iyo 8 bilood
lambar 8 waa warqad rubuceed (7.5 sadar) oo noqonaysa 40 bilood oo ah 3 sano iyo 4 bilood