Search with... خمسة أساليب يستخدمها الشيطان لتضليل
من أساليب الشيطان في غواية الإنسان 
بعض أساليب الشيطان في إغواء الإنسان


صفات الشيطان

طرق الشيطان الرجيم في إضلال العبيد
طرق الشيطان في إضلال الإنسان
وسائل الشيطان في إغواء الإنسان ـ 2
أدوات الشيطان في إضلال بني آدم
مكائد الشيطان لإضلال الإنسان ، وطرق الحيطة والحذر


1- Kufri & Shirki ayuu kuugu yeeraa marka ugu horraysa, markuuse taas kaala quusto;
2- Bidco & diinta wax ku kordhin buu kuugu yeeraa, halka kufrigu uu sababo camalka dhan burintiisa, bidcaduna aqbal la'aanta camalkaaga dhan ayey sababtaa, hadduuse tallaabadaas 2aad kaaga quusto;
3- Kabaa'irtiyo Fawaaxishtuu kula aadaa oo iyadu dhaanta Kufriga & Bidcada, hadduu taas 3aad na kaaga quusto;
4- Wuxuu ku dhiirri geliyaa sagaa-irta & mubaaxaadka, ama waxan bannaanaynuu yiraa way bannaanyihiin oo waxba dhib ah male, hadduu taas 4aadna ka qyuusto;

5- Labo wax tan fadliga yaruu ku jiheeyaa, sida Waqtiga salaadda lagaa rabey ayuu qur'aan aqri ku leeyahay, waqtigii qur'aan aqris lagaa rabayna wuxuu ku leeyahay kaalay shaydaanka khiyaanooyinkiida & hababkuu baadiyeynta u adeegsado baro ee Internetka furo.