01- Hooyadu waa tii Abwaan Hadraawi hooyadiis libaax uga qarisay labadeeda lugood dhexdooda ee dhawr KM la sulsulaysey iyadoon dan ka lahayn nafteedee ma wax ehelkeedii la laayaa ?
02- Hooyadu waa tan burburkii dawladdeennii kaddib qoyskii oo dhan kafaala qaaddoo shaah ama jaad dariiqyada la fadhisoo bitada iyo cadceeddu ku dishaye ma wax ehelkeedii la laayaa ?
03- Hooyadu waa tii Boqorkii kibraye Asxaabul-Ukhduud dadkuu dabka ku gurayey, hooyadii markii ay godka ku sii dhacaysey cunuggii ay xambaarsanayd gacanta kor ugu taagtay bal si uu usii noolaadee ma wax ehelkeedii la laayaa ?
04- Hooyadu waa tii markii doqonkii ay dhashay iyo xaaskiisii dhibaatadii ay u geysanayeen ka tan badisay ee iyadoo ilmaynaysa uu afkeedii inuu habaartamo dibnaha u kala qaaday ay ku tiri: maandhow sida aad nolol adduunyo iiga dhawrtay adna naartii allaha kaaga dhawro, ee ma wax ehelkeedii la laayaa ?
05- Hooyadu waa midda naaskeedu quudkeenna ahaa, dusheedu gaadiidkeenna ahayd, dhabteeduna musqusheenni ahayde, ma wax ehelkeedii la laayaa ?
06- Hooyadu waa mukulaasha iyadoo umul ah oo baahan qaraabkeedii ugu horreeyey hilib jiir ah laamiga orod kula goysoo u sidda ubadkeediiye ma wax ehelkeedii la laayaa?
07- Hooyadu waa digaagadda ama doorada ubadkeeda risiqii ilaahay u qoray uga baarta dhulka iyada oo afkeeda u gacanta ah kaashanaysa ee u kala tuuryeysa iyagoo daba yaacaya, ee ma wax ehelkeedii la laayaa ?
08- Hooyadu waa digaagadda curri ama bisadka iyada keliya ka adag oo cuna, marka ayse ubad wadato nafti-hurnimo darteed ay uga adkaatoo ubadkeeda ka difaacdee ma wax ehelkeedii la laayaa ?
09- Hooyo shimbir aad u yar ah, oo Bisad weyn ka difaacanaysa ilmaheedii ilaa xaal ku dhammaaday sidan:
عصفورة تدافع عن فرخها فتدفع حياتها ثمنا
10- Hooyo Boolo-boolo oo inta ay Rabbi talo saaratay carruurteeda uga gudbinaya laami Highway ah:
بطة وصغارها تقطع طريق اربع مسارات
11- Hooyo Shimbir ah oo ilmaheeda ka difaacanaysa Waraabe:
البطة الأم في مواجهة الضبع لن تصدّق ما تراه
12- Hooyo Deero ah oo ubadkeedii ka difaacanaysa cadow ka xoog weyn:
غزال تدافع عن ابنها
13- Hooyo shimbir ah oo ubadkeedii quudinaysa:
الام تطعم فراخها ( الجزء الاول )
INDHAHAAGA KU ARAG NAF-HURNIMADA HOOYO:
14- رحمة بين الخلائق--رائعة--أم تنقذ ابنها من فك الأسد
15- ام عجل تدافع عن ابنها من الضباع وتنجو به
16- الام تدافع عن ابنها ..؟!!
17- غزال تدافع عن صغيرها
18- بطه تدافع عن صغارها من الغراب
19- شوفو الام كيف تدافع عن صغارها...! (شيتا ضد 3 ضباع)
20- البطة التي أبكت الملايين
21- اللبوه تدافع عن صغارها.HD
22- اللاذقية - إطلاق نار و إعتقالات و أم تدافع عن ابنها 8-8
23- الدب والنمر الام تدافع عن ابنها
24- سبحان الله. تدافع عن صغيرها امام كلب بوليسي
25- انثى اسد الجبال تدافع عن صغارها .
26- كلاب تنقذ عدداً من الخراف بعد 19 يوم تحت الثلج!
Ey daafacaya oo baabuurtii iyo dadkiiba ka joojiyey Ey kale oo baabuur dhaawacay:
27- سبحان الله العظيم
28- حمامة تدافع عن صغارها
Ugu dambayn sida xayawaanku HOOYADI-HABAARTAY-ga soomaali uga naxariis badanyahay:
daawo naxariista Awr-kani kula dhaqmayo gabadhan yar:
29- سبحان الله عطف الابل على طفله
30- قلب اسد أرق من قلوب البشر موثر جداً
Hooyo ma wax la xaqiro baa, ma wax ehelkeedii la gooyo baa,
haddii la sameeyose ma wax lagu liibaano baa ?
E-Mail: aamaguul@hotmail.co.uk
30 May 2013
|