Somalitalk

Somalitalk

Soomaalitook, waxay saaciddaa, soomaalidaa, wada selashee
saaxiibkiyo, kan sunteeda ah, kala saari la’e, salsaloolee.!

ee samiicow, saatirkeennow, adaa saxda iyo, sandareerada
kala saxayee, rugta samahee, samatabaxaa, cagta noo saar.!

bal inay sida, tahay oon saxay, iyo inan sahoon, idin siray oon
seegay marinkii, kala saar oo, soo booqoo, hadda soo arag.!

No comments yet.

You must be logged in to post a comment.

No trackbacks yet.