Warar, Cilmi, Murti,
Archive for February, 2010
Xaliimaa ballaysay 15-06-2007
Feb 26th
Eeedadey xaliimaay xiddigtii dhulkeennaay inta ay xayaatadu xididdada dhaqaajee ee adi xidhkaagiyo xeradaada yimid baa waxay kugu xusuustaan martidood xurmaydiyo qaraabada xiriirkeed. (more…)
Malafsiga adduunkiyo macmacaanku wuu hari!
Feb 25th
Masaakiintu madashiyo mawlahoodi bay sugan,
oo muddaa u taalla e, mujrimyohow habaarani
muhdiyohow aroortiyo, miranaaya leylkii
agoon moora duugtaa, oday muudde xoogtaa
AFAR WAA MAHIIGAAN 21-12-2004
Feb 23rd
Aabbahay macaanow murtidad maanta ii marisay
maahmaahya afarreeya een seegin marinkeeda
aniguna min guurshoon dabeed maanso ku habeeyey
waxaad tiri adoo maarriyoo weliba miisaamay (more…)
Hoyataye Allow Hooyadey 18-12-2004
Feb 18th
Kariimow hanuun kii lahoon hadimmo gaareynin Keli hodon keligi hayste aan lugula haamboorin hadduu horin u hiishiyo hadduu uunka wada haysto midaad hiiftay baan weligi helin wuxu u haaraaye (more...)
Hello world!
Feb 16th
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!